X

#Somaliland: Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Addag Uga Hadlay Xaalladda Dalku Galay

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaallladda guracan ee dalku galay, waxaana goor dhowayd si xamaasadaysan uga hadlay arrintaa murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).

“Maanta maaha maalintii lays eeddaynayay, ama faraha laysku fiiqayay, waa maalin loo baahanyahay in mid la noqdo, waxaan tacsiyaynayaa dhammaan wixii innagaga  dhintay  Laascaanood, wixii ku dhaawacmayna Allah waxan uga baryaynaa inuu u booga-dhayo.” ayuu yidhi.

Cabdiraxmaan Cirro, wuxuu si gaar ah uga hadlay dhacdadii murrugada ahayd ee ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugnaa Laascaanood, isagoo tilmaamay in aannay jawaab ku filan ahayn qaabka ay xukuumadda Somaliland uga hadashay oo aannay ku filayn warqada yar ee wasaaradda gaashaandhigu soo saartay.

Laxidhiidha: #Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Jaah-wareerka Wararka Dhiilada Ah

“Waxa dhacday arrin murgin karta midnimadeena, wadajirkeena iyo wallaalnimadeena, waxa loo baahanyahay in guuldarooyinka iyo maalmaha addag xamil iyo deganaansho.

Muuqaalkan Ka Daawo Cabdiraxmaan Cirro oo wax baddan ka hadlaya

.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post