X

Ruushka, North Korea iyo #China Oo Maraylanka iyo Xullufadiisa South Korea Ku Haddidaya Marrinka Murranka Oo Xiisad Collaadeed Ka Aloosantahay

This undated picture released from North Korea's official Korean Central News Agency (KCNA) on September 16, 2017 shows North Korean leader Kim Jong-un, center, inspecting a launching drill of strategic ballistic rocket Hwasong-12 at an undisclosed location. (Photo by AFP)

Qaraarada Gollaha Amaanka Oo Ku Burburay Gacanka Kuuriya Oo Quwaddaha Waaweyn Ku Hirdamayaan Iyo Walaaca Q.Midoobay

New York (ANN)- Qaramada Midoobay, ayaa si wey.uga muujisay walaac xiisad sii kordhaysa oo u dhaxaysa Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka oo uu weheliyo China, kaddib markii ay isku dhaceen Maraykanka, Kuuriyada Koonfureed iyo xulafadooda markii ay xaalad degdeg ah kasoo koridhay halkaa.

Gollaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Salaasadii kulan ka yeeshay gantaalkii ugu dambeeyay ee Pyongyang ee gantaalaha ballistic-ga isaga gudba qaaradaha, kaas oo ay ugu yeedhay tallaabada digniinta ah ee hanjabaadaha Maraykanka iyo xoogagga kale ee kasoo horjeeda.

Safiirka Kuuriyada Waqooyi Kim Song ayaa sheegay in kani uu yahay sanadkii ugu khatarta badnaa ee dhinaca amniga millateriga ee gacanka Kuuriya, isaga oo tilmaamay in la kordhinayo dhoolatuska millateri ee Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed iyo daadgureynta Maraykanka ee maraakiibta quusa ee tamarta nukliyeerka ah iyo hantida kale ee nukliyeerka deegaanka oo kor u kacay, taas oo muujinay khatar dagaal nukliyeer ah.

Sida ay sheegtay wakaaladda AP, Maraykanka iyo sagaal ka mid ah xulafaddiisa ayaa tilmaamay in shan gantaal oo nooca ICBM North Korea iyo weliba in ka badan 25 gantaalaha ballistic lasoo ridday iyo saddex dayax gacmeed oo la isticmaalayo technology ballistic gantaalaha sanadkan, taas oo jebinay qaraaro baddan oo Golaha Ammaanku soo saaray, Isla markaana abuurtay khatarna “nabada iyo xasiloonida deriskiisa iyobeesha caalamka.”

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post