X

#Menneaplis: Soomaalida Maraykanka Iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay Seddex Arrimood Oo Caqabad Ku Noqday Dawladnimada

"Minneapolis, Xamsa Cabdi Barre"

#Araweelo_News_Network.

 

Minneapolis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaan qof oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaa.

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomalaiya Xamse Bare oo la kulmay Jaaliyada Somaalida magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, 27 Sep 2023, Image Araweelo News Network.

Munaasabad ballaadhan oo soo dhowayn ah oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka, wuxuu Ra’iisal Wasaare Xamse ka jeediyay warbixin uu kaga warramay xaalladda guud ee dalka, gaar ahaan horumarka ay Dowladnimada, isagoo sharaxaad ka bixiyay, isla makaana tilmaamay guulo uu sheegay in ku taabsatay xukuumaddiisa dhinacyada amniga, dhaqaallaha, siyaasadda, arrimaha bulshada iyo samafalka.

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomalaiya Xamse Bare oo la kulmay Jaaliyada Somaalida magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, 27 Sep 2023, Image Araweelo News Network.

Ra’iisal Wasaaruhu waxa uu sheegay in dowlanimada Soomaaliya ay hortaagan yihiin saddex arrimood oo kala ah, wuxuu ugu yeedhay Khawaarijta, Qabyaaladda iyo Musuq-maasuqa, sidaa awgeed, wuxuu ugu baaqay Soomaalida Maraykanka inay qaybtooda ka qaataan halganka dalka lagaga xoraynayo wuxuu ugu yeedhay cadowga.

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post