#Araweelo _News _Network

Jigjiga (ANN)- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Maxamed “Cagjar ” ayaa ka hadlay dhacdadii mashaqada ahayd ee ka dhacday deegaanka Dawacaled ee xadka Somaliland iyo Ethiopia.

Madaxweyne Cagjar, ayaa tilmaamay qorshaha xukuumaddiisa ee dawaynta iyo xalinta wixii dhacay, isagoo dhinaca kale ugu baaqay dadka deegaanka Dawacaley innay gogol nabadeed oo ay xukuumaddiisu fidinayso ajiibaan.

Muuqaalka Madaxweyne Mustafe Cagjar Kusoo bandhigay Qorshaha Xukuumaddiisa ee dhacdadii Dawacaley oo faah-faahsan Halkan ka Daawo