X

Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Farriimo Iyo Dardaaran Duurxula Jeediyay

“Laascaanood annigaa wax layga weydiinayaa oo Garaadkii Gobolka Ah, hadal meel laga yidhina dal laguma xorreeyo, waana la xisabtamayaa.” Garaad Jaamac

#Araweelo_News_Network.

 

Laascaanood (ANN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale, ayaa ka hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood iyo collaada ka taagan ee an xalka loo helin.

Garaad Jaamac, wuxuu tilmaamay arrimaha horyaal iyo waxa loo baahanyahay, isagoo ku macneeyay xaaladda mid Imtixaan ku ah, isla markaana natiijadeeda ay ku xisaabtami doonaan.

Laxidhiidha: Jihada Nabadda Iyo Jidka Colaada Ee Laascaanood Mawaaqif Kala Fog Lab a Garaad Jaamac

 

Hadalka oo xanbaarsanaa farriimo kale duwan oo qaarkood ahaayeen sarbeeb ayuu Garaad Ismaaciil ka jeediyay meel ka mid ah Magaalada Laascaanood oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyo deegaankiisa ah.

 

“Laascaanood annigaa wax layga weydiinayaa oo Garaadkii Gobolka Ah, hadal meel laga yidhina dal laguma xoreeyo, waana la xisabtamayaa.” Garaad Jaamac

Muuqaalkan Ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post