X

Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Ka Hadlay Dablayda Buurta Iyo Xaalladda Dalka

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay  Dablayda Buurta Gacan-Libaax iyo xaalladda dalka, isagoo sidoo kale fasiraad ka bixiyay dhawaaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi kaga hadlay dablayda jabhadaynay, isla markaana ugu baaqay Bulshada in aannay ka werwerin oo aannay jirin wax cabsi ah oo ay abuurtay arrintaasi.

Laxidhiidha: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xaalladda Dalka Iyo Dhacdooyin Kale

Guddoomiye Faysal, wuxuu sheegay in dhibaatada ugu weyni ka dhalatay go’aankii Kommishanka qaranka, sidaa awgeed loo baahan yahay tallo qaran si dalka loo badbaadiyo, isagoo ka hadlaya dablayda isku urursatay Buurta Gacan-libaax ee duleedka Hargeysa.

 

“Maanta waxaad aragtaa iyadoo dalkeena dibbada laga soo weeraray in go’aankii xaaranta ahaa ee Muuse Biixi iyo Kommishanku uu dalka khal-khal siyaasadeed geliyay” ayuu yidhi, Guddoomiye Faysal, isagoo ka hadlayay shir uu sheegay in ay Xisbi ahaan yeeshaan toddobaadka kasta maalinta Axadda oo ay kaga hadlaan xaalladda dalka, wuxuuna farriin u diray dablayda ku urursan halkaa.

Muuqaalkan ka Daawo Guddoomiye Faysal.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post