X

Guddida Doorashooyinka Puntalnd Oo Soo Saaray Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Oo Laga Codeeyay Deegaamo Somaliland Ah

Doorashooyinka Puntland, Image Araweelo News Network, haweenay dhiibanay codkeeda, 25 May 2023.

#Araweelo_News_Network.

 

Garoowe(ANN)-Guddida Doorashooyinka maamul gobolleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay natiijida hordhaca ah ee doorashooyinka oo aannay ku jirin saddexda degmo.

Degmooyinka aan laga codayn ayaa kala ah, Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Nugaal.

Daagaamadaa oo ahaa kuwa ugu muhiimsan ayaa loo hakiyay sababo la xidhiidha arrimo amni, kaddib markii khilaaf gacan ka hadal ah oo sababay dhimasho iyo in la burburiyo agabkii doorashada ay ka dhaceen.

Hase yeeshee degmooyinka kale ee laga codeeyay Khamiistii 25 May 2023, waxay guddida doorashooyinku soo saareen hordhaca natiijada doorashada, iyadoo ay meelaha doorashada laga sameeyay ku jiraan deegaamo raacsan xuduuda Somaliland, waxaana ka qayb galay toddoba urur siyasadeed.

Laxidhiidha: Puntland: Doorashooyinka Oo Hakad La Geliyay Deegaamo Xuddun U Ahaa kaddib Rabshado Hadheeyay

Waxa loo qorsheeyay inay ka soo baxaan 3 urur, kuwaasoo noqon doona xisbiyo siyaasadeed, waxayna kala yihiin todobada urur:

 

  1. Mustaqbal , guddomnmiye Maxamed Ismaaciil Siibad oo ka tirsan baarlamaanka Puntland.

 

  1. Mideeye, guddoomiye Daahir Xaaji Khaliif, waxaana siyaasiyiinta ku jira ururkan ka mid ah Gen. Asad Cismaan Diyaano.

 

  1. Kaah, guddoomiye madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

 

  1. Sincad, guddomiye Maxamuud Khaliif Jebiye .
  2. Runcad, guddoomiye Cismaan Gamuure.

 

  1. Ifiye, guddoomiye Maxamed Cabdulqaadir

 

Shaqaalaha,  guddoomiye  Cabdirashiid Sheekh Maxamuud.

 

 

Natiijada hordhaca ayaa ah sidan:-

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post