X

Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Falkii Dhalinyarada Hubaysan iyo Cida Loo Qabtay

Booliska Somalia

 

#Araweelo_News_Network

Hargeysa (ANN)- Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlay falkii dhalinyada hubaysan ee habeen hore koox sitay calanka Kulmiye ku kaceen, kaas oo si weyn looga fal celiyay, isla markaana Bulshadu si weyn u hadal hayso.

Sarkaal u hadlay Booliska Somaliland ayaa sheegay innay baadhis ku sameeyeen kooxdaa dhalinyara ah ee hubaysan, isagoo xusay qaarkood la xidhay wallow aanu sheegin magacyada dhalinyarada ay qabteen ciddii ka danbaysay.

Muuqaalkan ka Daawo.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post