#Israel: Oo Shaacisay Dhimashada Boqolaal Iyo Dhaawaca Kumanaan Kale Iyo Xaalladda Oo Weli Cakiran
Dadka Reer Israel Oo Loogu Baaqay In Aannay Guryaha ka Bixin #Araweelo_News_Network. Tel Aviv, (ANN)-Xafiiska warfaafinta ee dowladda Israel ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 100 Israa’iiliyiin ah ay hadda ku xidhan yihiin Qaza, sidoo kale warbixin kooban oo ay soo
#Somaliland: Qaabkee Wasaaradda Maaliyaddu U Adeegsataa Technologiyadda Casrigan
#Araweelo_News_Network. #Somaliland: Qaabkee Wasaaradda Maaliyaddu U Adeegsataa Technologiyadda Casriga Ah, Qaabkee Wasaaradda Maaliyaddu U Adeegsataa Technologiyadda Casriga ah Mawduucan Ayaa ka Jawaabaya Muuqaalkan Daawo. #Araweelo_News _Network. Post Views: 3,147
Xukuumadda Yuhuuda Ee Israel Oo Qirtay In Laga Dilay Boqol Askarteeda Ah Weerarka Xamaas Ee Duufaanka
Ra’iisal Wasaaraha Israel Oo Qirtay In Xamaas U Awood Sheegatay Weerarada Duufaanka Al-Aqza Ee Socda #Araweelo_News_Network. Qaza (ANN)-Kooxaha hubaysan ee Falastiiniyiinta ayaa bilaabay hawlgalkoodii ugu waynaa ee ka dhanka ah Xukuumadda Israa’iil muddo sannado ah, iyagoo qaaday weerar lagu tilmaamay
#Somalia: Guullaha Ay Sheegatay Dawladda Ee Alshabaab, Dagaalada Iyo Duqaymaha Koonfurta Iyo Badhtamaha
ATMIS waxaa si buuxda uga go’an fulinta Qorshaha kala guurka Soomaaliya kaas oo ku dhamaan doona in mas’uuliyadda amniga lagu wareejiyo ciidamada amniga Soomaaliya,”ayuu yidhi, Danjire Mohamed El-Amine. #Araweelo_News_Network. Muqdisho (ANN)- Dagaalo iyo weeraro duqaymo ah, ayaa ka socoda gobollada
Dawladda Ethiopia Iyo Midawga Yurub Oo Heshiis Kala Saxeexday
#Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN) Dalalka ku jira Naadiga Midowga Yurub ayaa Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia ugu deeqay dhaqaalle gaadhaya taageero maaliyadeed oo ku kacay 650 Milyan EUR, oo u dhiganta $682,987,500.00, taas loo qorsheeyay horrumarinta Barnaamijyada sannadaha badan.
Kevin McCarthy: Guddoomiyihii Aqalka Wakiillada Maraykanka Oo Xilka Laga Xayuubiyay Iyo Asbaabaha Loo Cuskaday
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa xilka guddoomiyenimo ka xayuubiyay Kevin McCarthy, oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, isla markaana tan iyo markii la doortay gollaha ku hoggaaminayay aqlabiyad koobban oo aan awood baddan lahayn. McCarthy ayaa xil-ka-qaadista lagu sameeyay waxa
How To Fix Your Super Slow Computer
How To Fix Your Super Slow Computer Don’t toss it, just give it some love (and much-needed storage space). Popular Mechanics Slow computers are frustrating, distracting, and in many cases, avoidable. There are tons of reasons why your computer could
#Somaliland Separation: The Only Viable Path
#Araweelo_News_Network. Somaliland Separation: The Only Viable Path Somaliland’s call for total separation and sovereignty is the only viable path for a successful future. The confederation they have been advocating for is a pipe dream, unrealistic, out of the question and
#Somaliland is limited by investment risk And #Somalia’s threats
#Araweelo_News_Network. Somaliland is limited by investment risk And Somalia’s threats, written by Professor Michael Walls Somaliland’s oil find could reset the regional balance: here’s how In 2020, Norwegian seismic survey company, TGS, estimated that the Somali basin as a whole likely