Madaxweyne Putin Oo Ka Qaybgelaya Shirka Beijing Qorshaysay Oo Boqol Waddan Kaga Hadlayaan Siyaasadda Mustaqbalka Dunnida
#Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa la filaaya inuu todobaadkan ka qaybgalo shirka Beijing oo dawladda Shiinuhu ku qiimaynay arrimo dhaqaale iyo kuwo siyaasadeed oo caalami ah. Shirka, ayaa kusoo beegmay, iyadoo Toban sano ayaa laga joogo tan
#Qaza: Duqaymaha Israel Oo Lala Beegsaday Xadka Masar Oo Ay Ku Xaniban Yihiin Kumanaan Qof Iyo Gaadiidka Qaramada Midoobay
Madaxweyne Putin Oo Ka Digay Duqaymaha Israel Iyo In La Barakiciyo Shacabka Falastiin #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Israel ayaa duqaysay xadka Masar ee Rafax, halkaas oo ay ku sugan yihiin kumanaan kun oo qof oo ku noolaa Qaza, kuwaas oo kasoo cararay
Israel Oo Beenisay Xabbad Joojinta Qaza Gaadiidka Qaramada Midoobay Iyo Kumanaan Qof Oo Ku Xaniban Xadka Masar
Khasaaraha Duqaynta Israel Ee Falastiiniyiinta Gaza iyo Daanta Galbeed >Israel Tirada Rasmiga Ah Ee Xamaas Haysato #Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)-Israel ayaa beenisay wararka sheegaya xabbad-joojin ka dhacday Koonfurta Qaza si ay u oggolaato muwaadiniinta ajnabiga ah inay u baxsadaan Masar,
#Qaza Israel Waxay Ka Dhigtay Dambaska Maxayse Uga Maagay Innay Ciidamadeedu Guddaha U Galaan?
Qaza: Difaaca Cirka ee Xamaas Waa Sidee Masoo Ridi Karaan Diyaaradda Dagaalka F-16I Israel Soufa ? #Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Qaza(ANN)-Ra’iisa Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isku soo aruuriyay ciidamada ku sugan
Wargeyska Haaretz Ee Israel Oo Xukuumadda Yuhuuda Ku Dhaleeceeyay Duqaynta Iyo Godoominta Qaza
“waad dili kartaan dadka hadda ugu sarreeya Xamaas, laakiin ma dili doontaan fikirka Xamaas,” ayuu yidhi Levy Suxufiga Caalamiga ah Ee Israel #Araweelo_News_Network. Wargeyska Haaretz Ee Israel Oo Xukuumadda Yuhuuda Ku Dhaleeceeyay Duqaynta Iyo Godoominta Qaza Tel Aviv(ANN)- Wargeyska Haaretz
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Dhiirigeliyay Dagaalka Maleeshiyaadka Beelaha Collaada Ka Aloosan Deegaamada Guddaha Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhiirigelin u muujiyay Maleeshiyaadka meelaha qaar guddaha Somaliland dagaal beeleedka ka abaabulaya, isagoo ku tilmaamay innay difaacayaan dalka, sidaa awgeed loo baahan yahay in la garab istaago. Madaxweyne Biixi oo maanta markii
China is spying on Somaliland as a whole, particularly its security services and Military
#Araweelo_News_Network. China is spying on Somaliland as a whole, particularly its security services and Military Somaliland’s reliance on Chinese technology poses a significant risk to the nation’s security and privacy. The implications and threats of this are greater than one
Erdogan: Madaxweynaha Turkiga Oo Dalbanaya In Lasiidaayo Maxaabiista Yuhuuda Ee Xamaas Qabsatay
#Araweelo_News_Network. Istanbul (ANN)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa bilaabay hannaan wada xaajood ah oo uu la yeelanayo Xamaas si loo sii daayo la haystayaasha Israa’iil ee ay qafaasheen mintidiinta Falastiiniyiinta, Sidaa waxa sheegtay Arbacadii wakaaladda wararka ee AFP, iyadoo soo
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken Oo Ka Degey Tel Aviv
#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo uu garabkiisa taagan yaahay Ra’iisal Wasaaraha Isael Benjamin Netanyahu, ayaa si wadajir ah ula hadlay saxafadda, kaddib booqashida Blinken ee Tel Aviv. Blinken wuxuu yimid Israel Khamiistii .
The recent activities of the Somaliland National Security Agency have been impressive.
#Araweelo_News_Network. The recent activities of the Somaliland National Security Agency have been impressive. I am impressed by the accelerated pace of work at the SOMALILAND national intelligence agency recently. You are carrying out your duties admirably. I commend you