Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Xasan Weli Xilligii Markiska Xifdiga Quraanka Iyo Barashada Diinta

#Araweelo_News_Network.   WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham.   Waxa ay ahayd markii ugu horraysay ee aan arko mashruuc samo-fal ah, oo Qur’aanka iyo Diinta lagu barayo Arday gaadhaysa 610. Salma group, iyada oo aan cid shisheeye ugu baryo tegin, waalidka carruurtana wax

#Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Digay Collaada Sool Iyo Khilaafyada Doorashooyinnka #Somaliland iyo #Puntland

#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in lasii wado collaadda gobolka Sool oo xilligan weji kale isu beddeshay, sidoo kale wuxu ku baaqay ka xukuumad Federaal ahaan innay ka walaacsan yihiin khilaafyda dhanka doorashooyinka

#Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Dhawaaqyada Iyo Dareenka Ka Dhashay Xeerka Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dhawaaqyada iyo dareenka ka dhashay xeerka doorashooyinka ee gollaha guurtidu u saaray guddida, isla markaana loo qabtay in muddo bil ah oo fasax la geliyay gollaha kaddib ay guddidu kusoo celiso. Masuuliyiin ka

Dagaalyahanka Xamaas Oo Shaaciyay Gantaalaha Lagu Burburiyay Hubka Iyo Awoodda Ciidamada Israel

#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Afhayeenka garabka millateriga Xamaas ee Al Qassam Brigades, Abu Cubayda, ayaa magacaabay saddex ka mid ah hubka ugu waaweyn ee ay dagaalyahanada kooxda falastiiniyiintu ku beegsanayaan gaadiidka gaashaaman iyo dubaabaddaha ku fashilmay dagaalka ciidamada Israel ee Marrinka Qaza. Ubu Cubayda, ayaa sheegay in

#Somaliland: Republic Recognition Case at the international Court of Justice (ICJ)

#Araweelo_News_Network. #1Somaliland Historical Background Somaliland was a British Protectorate for 76 years (1884-1960). Somaliland was independent, recognized country before Somalia. Somaliland achieved independence from Great Britain on June 26, 1960 while Somalia achieved independence on July 1, 1960 from Italy.

#Israel Oo Sii Wada Duulaanka Gardarada Ah Iyo Heshiiska Lagu Hakinayo Dagaalka Xilli Kooban

  Heshiiska Israel iyo Xamaas Ee Maxaabiista #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Gardarada Israel oo sii socota waxay bulshada caalamku muujisay soo dhawaysay  lagu soo dhawaynayo heshiiska xabbad joojinta ee Qaza Ku dhawaad laba bilood kaddib markii ay bilowday riyodoodii ugu xumayd, Boqolaal qoys oo Yuhuud ah

#Somaliland: Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Sool Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay dagaalka saaka dib uga cusboonaaday deegaanka dhanka galbeed ee gobolka Sool ee Buqdharkayn iyo Yayle. Dagaalka oo sababay khasaare ayaan si dhab ah loo ogayn inta uu leegyahay khasaaraha ka dhashay, iyadoo dagaalku dhexmaray Maleeshiyaadka

Gantaalaha Volcano Ee Xisbullah Oo Burburiyay Xero Millateri Oo Israel Leedahay

Xisbullah Iyo Xamaas Oo Ku Khasbay Millateriga Israel Innay Dib U Gurtaan Iyo Khasaaraha Gaadhay #Araweelo_News_Network. Beirut (ANN)-Xisbullah ayaa markale weeraro gantaalo ah ku qaaday ciidamada Israel ee IDF ee ku dhaw xadka Lubnaan. Dagaalyahanka Xisbullah oo ka mid ah

#Xuutiyiinta Yemen Oo Ruxay #Amniga Iyo Xasiloonida Dhaqaalaha #Dunida Ee Ku Mergaday Dagaalka #Qaza

#Markab #Israel Leedahay Oo Ay Ka Leexsadeen Marrin Biyoodka #Bab_Al_Mandab #Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Yemen, Sanca (ANN)-Xuutiyiinta Yemen ayaa qabsaday Markab xamuul oo marayay koonfurta Badda cas, xilli uu ka shiraacday Turkiga

Garoowe: Cabsida Laga Qabo In Puntland Uu Ka Dhaco Dagaalkii Labaatan Sanno Ka Hor Sababay In Boqortooyada Qardho Usoo Qaxdo Somaliland

> Magaalada Oo Dadku Ka Qaxeen  Guryahaooda iyo Hay’addaha Oo Ka Baxaya > Heshiiskii Cabdullaahi Yuusuf Iyo Gen. Cadda Muuse Ee Biqor Buurmadaw Gadhwadeenka Ka Ahaa Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Garoowe(ANN)-Xaalladda Khilaafka doorashooyinka