Turkiga Iyo Iran Oo Isku maandhaafay Xaaladda Suuriya
Duulanka Xalab (Aleppo) Ee Suuriya Muxuu Ka Bedeli karaa Khariirada Bariga Dhexe iyo Dagaalka Qaza? #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)-Dalalka Iran iyo Turkiga ayaa isku maandhaafay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo kooxo maleeshiyo ah si lama filaan ah u
A high-level American delegation visited Somaliland
#Araweelo _News_Network Hargeisa (ANN) -A high delegation from the United States of America arrived today in the capital of Somaliland, Hargeisa, after landing at the Egal International Airport , where the outgoing president of Somaliland, Muse Bihi Abdi, and
Somaliland Hindisaha Sharci Wax Ka Bedelka Xeerka Ciqaabta Guud
#Araweelo_News_Network Tilmaanta iyo Tala soo Jeedin Xeerka Ciqaabta Guud (Penal Code) Garyaqaan Bacaluul Khabiir Sharci iyo Bare Jaamacadeed Marka hore waxa waajib ah inaan Hambalyeeyo Hindisaha Sharci (Lgal Draft) ee Wax-ka-baddalka Xeerka Ciqaabta Guud ee loo soo gudbiyay Gollaha Wakiilada
Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya
#Araweelo_News_Network Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya JABAHDDA XORAYNTA SHAAM جبهة تحرير الشام . Israel miyeey lug ku leedahay soo shaac bixidda kooxdan sida kediska ah u qabsatay guud ahaan magaaalda xalab Aleppo ee waddanaka suuriya ? Sannadkii
Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya
Dhibaatada Tahriibta Iyo Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya Xuseen #Araweelo_News_Network Isku daygii Fadxiya xuseen ee ahaa inay gaadho jaziiradda Mayotte ee ku taalla badweeynta Hindiya ayaa ku soo dhammaaday murugo iyo xanuun. Fadxiya Xuseen waxay ahayd gabadh dhallinyaro ah
Dagaalka Ka Cusboonaaday Suuriya Iyo Dhawaaqa Xukuumadda
#Araweelo_News_Network Dimiscus (ANN)- Dalka Suuri ka dib markii ay kooxo hubaysan ay qabsadeen galbeedka magaalada xalab ee dalka suuriya waxaa la soo sheegay inuu dagaal dhexmaray kooxaha malleeshiyaadka ah iyo ciidanka Suuriya. wararka ka imanaya halkaa ayaa p sheegayaan inay
Filimka The Village Next to Paradise
#Araweelo News Network. Tuuladda ku xigta Jannada waa Filimka (The Village Next to Paradise), kaas oo Soomaali ku noqonaya “Tuuladda ku xigta Jannada” waxa uu caan ku yahay jilayaal si heersare ah ugu matalay doorkooda, kuwaas oo kasbaday aqoonsi
Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
#Araweelo News Network. Waxaa qoray: Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Awad Mudane Madaxweyne, Annigoo ah Guddoomiyihii hore ee Daladda Naafada Somaliland, isla xilligana u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda dadka naafada ah isla markaana Xubin ka ah Xisbi Xaakimka WADDANI. Mudane Madaxweyne, waxaan kuu
The Risult of outcome Somaliland Elections Evaluation Conference
#Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-The National Electoral Commission (NEC) has concluded a review and evaluation meeting of the Somaliland presidential elections and the national parties held on 13 November 2024 in the country. The evaluation and review meeting of the elections opened
The strategic future plans for three prominent political parties in Somaliland
#Araweelo_News_Network. For the next five years, we will examine the strategic future plans of three prominent political parties in Somaliland: the Wadani Party, the Kaah Party, and the Kulmiye Party. This analysis will focus on their current standings, potential