Madaxweynaha Kenya Oo Gollaha Xukuumaddiisa Wada Daadiyay
William Ruto Muxuu Ka Yidhi, Sababta Ka Danbaysa Inuu Caydhiyo Dhammaan Wasiirrada? #Araweelo News Network: Nairobi (ANN)-Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto, ayaa Khamiistii maanta 11 July 2024, wuxuu gebi ahaanba caydhiyay gollihiisa wasiirrrada iyo xeer Ilaaliyaha guud, kaddib rabashado todobaadyadii
Ethiopia: Abiy Oo Si Lama Filaan Ah U Booqday Taliyaha Ciidamada Sudan Ee Xeebta Badda Cas
#Araweelo News Network: Addis Ababa (ANN) Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa si lama filaan ah booqasho aan hore loo shaacin ku tegey dalka Suudaan, isagoo la kulmay taliyaha guud ee ciidamada dalka Sudan General Abdel Fattah al-Burhan
Djibouti: IGAD met with the leader of SSC Khatumo and discusses with Somaliland prisoners
#Araweelo News Network: Djibouti (ANN)- The leader of Las Anod administration of SSC, Khatumo Abduqadir Firdhiye, who is visiting Djibouti, after receiving an invitation from the President of Djibouti, Ismail Omar Guelleh. met the leaders of IGAD.
Ten African countries with the highest remittance received in 2023 – World Bank
#Araweelo News Network: Wahsington (ANN)-In 2023, the top ten recipient countries of remittances in Africa received $72.5 billion. There was a slightly fair representation of the different regions in Africa among the top ten, but the list is
Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
Ethiopian PM Abiy told the parliament there was a coup attempt
“There was a coup in Ethiopia 50 years ago… now it will never succeed. Never. my advice for my elders and fathers is not to waste time. Do not crowd the guest house. Do not waste money from our friendly
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah
“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo
Why Djibouti government has invited the militia leader of Lascanood
#Araweelo_News_Nework. The recent extraordinary step of inviting the militia leader from Lascanood to Djibouti and hosting him in a meeting with President Ismail Omar Guelleh marks a significant shift in diplomatic relations with potentially far-reaching consequences for the