Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

The Ethiopia-Somaliland Agreement

  #Araweelo_News_Nerwork. The Ethiopia-Somaliland Agreement Mr.Faysal Roble, a Somali-American citizen, has been using social media platforms to disseminate support for Al-Shabaab, a militant Islamic terrorist group operating primarily in Somalia. His controversial statements include calls to deploy 10,000 Al- Shabaab

Xuutiyiinta Oo Weeraray Maraakiib Xamuul Ah Iyo Kuwa Wax Burburiya Ee Maraykanka Oo Ku Hubaysan Gantaalo

Xuutiyiinta Oo Beegsiga Maraakiibta Ee weerarradoodu Gaadheen Badda Mediterranean.   By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Yemen, Sana’a (ANN)-Taliska Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) ayaa sheegay innay si guul ah u burburiyeen mid ka

Ceergaabo: Rabshado Loo Xidhay In Ka Baddan 50qof Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay

 Akhri wax ka yar 1min #Araweelo_News_Network.   Ceergaabo(ANN)-Maamulka Gobolka Sanaag ee Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadlay arrimaha xasiloonida iyo amniga gobolka Sanaag, gaar ahaan Magaalada Ceergaabo, kaddib rabshado ka dhacay habeen hore. In ka baddan 50 qof, ayaa loo xidhay

Diyaaradda Maraykanka Ee B-2 Oo Mar Ahayd Hoggaamiyaha Bamka Ee Hawadda Oo Fashilantay

  B-2 waxay aragtay oo door muhiim ah ka qaadatay dagaalkii Ciraaq, Kosovo, Afgaanistaan iyo Liibiya. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 1min #Araweelo_News_Network.   Washington(ANN)-Diyaaraddaha wax duqeeya ee Maraykanka ayaa sii yaraanaya xilli

Dhacdooyinka Ku Xeerran Dhimashada Madaxweynihii Iran Iyo Sheekooyinka Kala Duwan

Waa Maxay Sababta Madaxweynuhu diyaarad Helicopter ah ugu duulayay? By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Inkasa oo shilkan naxdinta leh uu sababay dhimashada Madaxweynaha Iran iyo wasiirkii arrimaha dibadda, haddana

Ethiopia; Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Soo Waajahay Iyo Wasaaradda Maaliyadda Oo Sharaxday

Akhri 1min #Araweelo_News_Network. ADDIS ABABA (ANN)– Xukuumadda Dalka Ethiopia ee uu Hoggaamiyo Ra”iisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaa ka walaacsan dhaqaale xumo soo waajahday oo sii siyaaday, taas oo saamayn ku yeelatay addeegyada aasaasiga ah iyo qorshayaasha xukuumadda. Wasiirka Maaliyadda Ethiopia

Xuutiyiinta Oo Soo Riday Diyaarad  Maraykanku Leeyahay Iyo Weerarada Baddaha Ee U Gudbay Mediterranean-ka

  #Araweelo_News_Network Akhri 2min Sana”a (ANN)–Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad kale oo nooceedu yahay MQ-9, taas oo uu leeyahay Mareykanku, Isla markaana ka mid nooca ugu caarisan Drones -ka Maraykanka. Diyaaradda ayaa ah nooca aan

The United States plans to invest in Kenya with a large economy to avoid the alliance of Russia and China.

  “When William Ruto meets Joe Biden in Washington, a Kenyan-led police mission to Haiti will be at the top of the presidents’ Agenda. “We need you to help us strengthen the supply chains and the industries of the future,”

Dahabshiil Group: Mr. Abdirashid Duale, met with a delegation of Dutch Diplomats

  #Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The general manager of Dahabshiil Group Mr. Abdirashid Mohamed Duale held a worthwhile meeting with a delegation of Dutch diplomats. The meeting focused on the role that Somali businessmen take in development projects. They pondered on similar

Iran: Hoggaamiyaha Ay Weyday Muxuu Ka Beddeli Karaa Jihada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Collaadaha Ku Xeeran Ee Gobolka?

  Maxaa Ku Xigga Geerida Madaxweynihii Iran? #Araweelo_News_Network. ku akhri 2min Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Tehran (ANN)-Hogaamiyaha ugu sareeya ee Iran ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigeenka koowaad Mohammad Mokhber inuu noqdo