Ethiopia considering withdrawal of Somaliland recognition
The Ethiopian government is looking into withdrawing its recognition of Somaliland after regional tensions, and amid a bid to mend ties with Somalia. Source Agencies. #Araweelo_News_Network Ethiopia is contemplating abandoning its plan to recognize the breakaway state of Somaliland,
#Iran Oo Bandhig Caalami Ah Kusoo Bandhigtay #Diyaaradda Aan Duuliyaha Lahayn Oo Loogu Magacdaray #Qaza Iyo Hubka Casriga Ah
“Hubka Casriga Ah Ee Iran Waxa Laga Iibinayaa Dalalka Oo Dhan Marka Laga Reebo Maraykanka Iyo Israel” Wakiilka Iran #Araweelo_News_Network Doha (ANN)-Iran ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Kacaanka dalkaa, iyadoo gantaalada iyo
#Somaliland: Qaabkee Guddida Dhaqaalaha Ee #Gollaha Wakiilladdu Usoo Gudbiyeen Laba Billood Kaddib Warbixinta #Miisaaniyadda Qaranka 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa golle weynaha ka jeediyay warbixin la xidhiidha Odoroska Miisaaniyadeedka 2024, taas oo loo gudbiyay gollaha 13 Jan 2024. Ka hor intii aannay golluhu Isniintii maanta ansixin Miisaaniyadda 2024,
#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku
Gantaalaha Xuutiyiinta Oo Dejiyay Markab Laga Leeyahay Britain
#Araweelo_News_Network Sa’ana Yemen, (ANN)- Markabka lagu magcaabo Rubymar, oo laga leeyahay dalka UK, ayaa ku degey Badda Cas, kaddib markii ay ku habsadeen duqaymaha Xuutiyiinta. Markabka oo ahaa kuwa xamuulka qaada ee UK laga leeyahay ayaa 18-kii February lagu dhuftay
#BRICS Sign Historic $35 Billion Development Deal
#Araweelo_News_Network. Cario (ANN) -The new BRICS members Egypt and the United Arab Emirates (UAE) signed a historic $35 billion urban development deal on Friday. Egypt agreed to shell out $35 billion to the UAE allowing the country to
Dawladda Britain Oo Madaxweyne Biixi Dood Ballaadhan Kala Yeelatay Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Safiirka Dawladda Britain ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis iyo masuuliyiin kale oo ka socday dawladda Britain, ayaa booqasho ku yimi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxayna kulan albaabada loo xidhay la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Mike Nithavrianakis, ayaa
#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo
Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay