Djibouti: IGAD met with the leader of SSC Khatumo and discusses with Somaliland prisoners
#Araweelo News Network: Djibouti (ANN)- The leader of Las Anod administration of SSC, Khatumo Abduqadir Firdhiye, who is visiting Djibouti, after receiving an invitation from the President of Djibouti, Ismail Omar Guelleh. met the leaders of IGAD.
Ten African countries with the highest remittance received in 2023 – World Bank
#Araweelo News Network: Wahsington (ANN)-In 2023, the top ten recipient countries of remittances in Africa received $72.5 billion. There was a slightly fair representation of the different regions in Africa among the top ten, but the list is
Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
Ethiopian PM Abiy told the parliament there was a coup attempt
“There was a coup in Ethiopia 50 years ago… now it will never succeed. Never. my advice for my elders and fathers is not to waste time. Do not crowd the guest house. Do not waste money from our friendly
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah
“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo
Xuutiyiinta Yemen Iyo Is Bahaysiga Ciraaq Oo Gantaalo Baalal Leh La Beegsaday Guddaha Israel Ee Haifa
Bariga Dhexe #Araweelo_News_Network Yemen Sana’a (ANN)-Xuutiyiinta Yemen iyo xullufadda kooxda iska caabinta ee dalka Ciraaq, ayaa si wada jir ah weerar ugu qaaday gudaha dalka Israel. Yahya Sarea, oo ah afhayeenka millateriga xuutiyiinta, ayaa soo saaray bayaan, uu ku xaqiinayo
“Australia should recognise Somaliland” The strategist Policy Institute for Australia
“Recognising Somaliland would be in Australia’s interest”Australia Strategic Plocy Institute ISPI #Araweelo_News_Network: Australia should recognise Somaliland, a territory that is claimed by Somalia but has asserted its independence since 1991. No country recognises Somaliland as independent, but if
Ethiopia: General Sare Oo Ku Biiray Jabhada Fano
#Araweelo_News_Network: Addis Ababa(ANN) – Taliyihii hore ee ciidamada gaarka ah ee Axmaarada, General Tefera Mamo, ayaa ku biiray jabhada Amxaarada ee Fano, kadib uu kasoo laabtay gurigiisa oo ku yaala Addis Ababa Axadii. Warbaahinta Ethiopia ee yaalaa