Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Murrashaxa WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Soo Bandhigay Khudbad Hordhac U Ah Barnaamijkiisa Oo Ka Duwan Khudbadihii Looga Bartay

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Crro) oo khudbad dheer ka jeediyay Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, oo ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka siyaasadeed iyo dhaqaale

Shirka Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Lagaga Hadlay Arrimo Baddan

  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan Shirka Gollaha Dhexe #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaana ka qaybagalay Guddoomiyaha Xisbiga,

US  is losing the battle of the Red Sea

    #Araweelo_News_Network.   Even by the Middle Eastern standards, the past year has been full of surprises. A bolt-from-the-blue attack by Hamas produced the deadliest day for Jews since the Holocaust. The resulting Israel-Hamas war in Gaza has now

“Meesha Wax La Kala Doortaa Ma Jiraan, Siyaasi Cabduqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Doorashada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Cabduqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay in aannay jirin wax la kala doorto oo qofku odhan karo kanaa wanaagsan iyo kanaa wanaagsan, isagoo ka hadlayay doorashooyinka Madaxtooyadda ee ay ku lamaan yihiin doorashada Ururada iyo axsaabta

Egypt not serious about Somalia

    To what extent can we say that Egypt has arrived late in Somalia? #Araweelo_News_Network Haitham El-Zobaidi That depends really on whether this arrival was a serious move and just mere posturing. There is no doubt that the Somali

Guuldarada Qorshaha La Doonayay In Lagu Badbaadiyo Markabka Xuutiyiintu Ku Gubeen Badda Cas

  #Araweelo_News_Network London( ANN)-Hawlgalka ciidamada Midowga Yurub ee gobolka ayaa soo bandhigay sawirada markabka booyada ah, oo weli dab ka holcayo xagga sare ku dhawaad ​​laba toddobaad kadib weerarka Xuutiyiinta ee 21 August. Howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yurub ee

The Djibouti regime is facing increasing challenges

Djibouti suggest that the regime may even be planning false flag operations to justify military action against western Somaliland #Araweelo_News_Network Djibiuti (ANN)-The Djibouti regime is facing increasing challenges, with economic pressures mounting and a growing sense of insecurity taking hold.

Gollaha Wakiilladda Oo Codka Awoodda Baddan Ee Diidmada Qayaxan U Adeegsaday Dalabka Xeer Ilaalinta Somaliland

Xildhibaan Abiib Oo Xabsiga Ku Jira Iyo Xasaannadiisa Oo La Diiday, Go’aanka Gollaha #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Muddanayaasha Gollaha Wakiilladda Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta oo Salaasa ah, waxay si cad ugu diideen cod dalabka Xeer Ilaalinta maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf

Somaliland the opposition fear of another a Political Crisis

> MP Mohamed Abib Arrested by the government, the opposition described it as a violation of the law and Fears Of Political Tensions > MP Mohamed Abib openly and boldly criticizes the government of President Bihi for weakening the country,

Ceergaabo Baaq Nabadeed Oo Loo Riyaaqay

    #Araweelo_News_Network Ceergaabo(ANN)-Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay Fagaaraha Beetta Nuura Baaq nabadeed oo lagu daminayo Collaada maalmihii u danbeeyay ka aloosantay oo sababtay dhimasho tobaneeyo qof, taas oo abuurtay jawi xasiloonidaro oo ku khasbay inay