Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Dagaalka Bariga Dhexe Oo Wiiqay Dhaqaalaha Aduunka Iyo Hoos U Dhaca Qiimaha Bariiska

Dalalka Khaliijka Ayaa Qayb Ka Ah Hoos U Dhaca Dhaqaale ee Saamaynta Dagaalka #Araweelo News Network India Bonbay (ANN)-Dagaalka Bariga dhexe ayaa saamayn ku yeeshay Badeecaddaha ganacsiga oo ay ku jiraan raashinka iyo alaabooyinka kale, iyadoo  sidoo kale uu saamayeeyay

Siyaasi Cali Baashe Oo Lagu Dilay Duleedka Ceergaabo Iyo Doorkiisii Damminta Collaada

#Araweelo News Network   Ceergaabo (ANN)- Siyaasi  Cali Maxamuud Shire  (Cali Baashe) oo ahaa  siyaasi ganacsade ah, isla markaana ka mid ahaa haldoorka gobolka Sanaag ayaa maanta lagu dilay deegaanka Degmada Fiqi-fuliye oo qiyaastii 70km dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada

The recent statement by Ambassador Camey

The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey #Araweelo News Network The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey, the South African ambassador representing Villa Somalia, sheds light on the complex and unstable security situation in the Horn

Hargeisa Mayor Moge’s Shift Towards Wadani Party Support

Mr. Moge’s Shift Towards Wadani Party Support #Araweelo News Network Mr Moge’s shift in public support toward the Wadani party might be seen as a political move that could alienate some citizens who supported him based on his unifying approach

The Asmara meeting of the Leadrs of Eritrea, Egypt and Somalia that caused a feeling of fear

#Araweelo News Network.   Asmara (ANN)-The leaders of the countries of Egypt, Somalia and Eritrea who held a meeting in the capital of Eritrea in Asmara, have issued a united position in their meeting, which is a threatening message to

Somaliland NEC, has relesaed the Elections Campaign Schedule

Somaliland Electoral Commission Released Election Campaign Schedule #Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)- The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, met with the members of the Somaliland National Electoral Commission (NEC), at the presidential palace today. According to a brief statement

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Cabdiraxmaan Saylici Oo Lagu Arkay Fagaarayaasha Ollolaha Mucaaradka

  #Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, ayaa lagu arkay fagaarayaasha kaanbaynka ee looga olloleeyo xisbiga Mucaaradka WADDANI, taas noqotay arrin si weyn saaxadda siyaasadda loogu qaadaa dhigayo saacadihii u danbeeyay. Madaxweyne ku xigeenka oo xilligan

Somaliland National Elections Committee Discussed the news related to the delay of the Elections

Araweelo News Network Hargeisa (ANN)-The National Electoral Commission of the Republic of Somaliland has sworn in its office today as the Commission for Discipline, and Dispute Resolution and Inspection of the Elections scheduled to be held in the country on

Israel Iyo France Oo isku Khilaafay Dagaalka Bariga Dhexe

#Araweelo_News_Network Beirut (ANN)-Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xooggaysanaya, ayaa sababay inay isku maandhaafaan Israel iyo Faransiiska, kaddib markii Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon iyo ra’iisal wasaaraha Israel Benjamein Netanyahu warbaahinta isku mariyeen warbaahinta. Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon, wuxuu ka digay dagaalka

Somaliland: Xukuumadda KULMIYE Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Balanqaadkii Hirgalay Ee 2017 -2022

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Somaliland: Xisbiga KULMIYE, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka Xukuumadda ee banalqaadkii Barnaamijka Siyaasadeed ee 2017 -2022, kaas oo lagu soo bandhigay muuqaalka Dukumenteriga halkan, si Bulshada loogu xaqiijiyo wixii ay Xukuumadda KUlmiye Balanqaaday.   Ujeedada Barnaamijku xanbaarsan yahay ayaa