Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

The Horn Of Africa States: The Continuing Foreign Exchange Crisis

The Horn Of Africa States: The Continuing Foreign Exchange Crisis In Ethiopia – OpEd #Araweelo_News_Network. Earlier in the year and more specifically on July 28th July 2024, Ethiopia made a historic move. It introduced a new macroeconomic reform process, moving

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegtooyin La Xidhiidha Doorashooyinka

#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo saaray  18/10/2024 usoo saaray saddex wareegto oo la xidhiidha isticmaalka Hantida Qaranka, Warbaahinta Dawladda iyo Fagaarayaasha Ololaha, Reebbanaanta Adeegsiga Hantida Danta Guud, Shaqaalaha Dawladda iyo Ciidammada Qalabka-sida

Israel Miyay Ku Guulaystay Inay Disho Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar

#Araweelo News Network   Qaza (ANN)- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya in Israel ku guulaysatay dilka Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar, Ciidamada srael ayaa Khamiistii sheegay in ay baadhayaan in hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar uu ku shahiiday weerar ka dhacay

Wasiiro Iyo Saraakiil Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Xukuumadda Madaxweyne Biixi

#Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)-Laba ka mid ah xubnaha gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa xilalkii ay hayeen iska casilay saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo ay isla xilligaa ka hor iska casileen dhawr xubnood oo qaarkood muhiim ahaayeen Xisbiga

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Farriimo Hanjabaad Iyo Digniin Ah U Diray Mucaaradka

#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa u taagan doorashada Madaxtooyadda markii labaad ee u tartamaya Xisbiga KULMIYE, ayaa xisbiga tartanka ugu weyn la filayo inuu dhexmaro ee Mucaaradka ku eeddeeyay falkii Buurta gacan-libaax.    Madaxweyne Biixi

Somaliland: Rabshaddaha Kasoo Baxay Dhaqdhaqaaqa Mucaaradka Iyo Muxaafidka Ee Axsaabta Oo Laga Soo Saaray Ganaax Iyo Digniino

#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa jawaabo addag iyo ganaaxyo lacageed ka bixiyay rabshado gacan ka hadal oo ay ku kaceen taageerayaasha WADDANI iyo KULMIYE, kuwaas oo dhaqamo si weyn bulshadu uga jidhiidhicootay ku

Dagaalka Bariga Dhexe Oo Wiiqay Dhaqaalaha Aduunka Iyo Hoos U Dhaca Qiimaha Bariiska

Dalalka Khaliijka Ayaa Qayb Ka Ah Hoos U Dhaca Dhaqaale ee Saamaynta Dagaalka #Araweelo News Network India Bonbay (ANN)-Dagaalka Bariga dhexe ayaa saamayn ku yeeshay Badeecaddaha ganacsiga oo ay ku jiraan raashinka iyo alaabooyinka kale, iyadoo  sidoo kale uu saamayeeyay

Siyaasi Cali Baashe Oo Lagu Dilay Duleedka Ceergaabo Iyo Doorkiisii Damminta Collaada

#Araweelo News Network   Ceergaabo (ANN)- Siyaasi  Cali Maxamuud Shire  (Cali Baashe) oo ahaa  siyaasi ganacsade ah, isla markaana ka mid ahaa haldoorka gobolka Sanaag ayaa maanta lagu dilay deegaanka Degmada Fiqi-fuliye oo qiyaastii 70km dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada

The recent statement by Ambassador Camey

The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey #Araweelo News Network The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey, the South African ambassador representing Villa Somalia, sheds light on the complex and unstable security situation in the Horn

Hargeisa Mayor Moge’s Shift Towards Wadani Party Support

Mr. Moge’s Shift Towards Wadani Party Support #Araweelo News Network Mr Moge’s shift in public support toward the Wadani party might be seen as a political move that could alienate some citizens who supported him based on his unifying approach