Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Shaacinta Munaasibad Balaadhan Oo Loo Asteeyay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga

  #Araweelo_News_Network.   Hargysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa jagada Madaxweynaah ee xisbiga KULMIYE,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu shaaciyay Barnaamij-siyaasadeedka Afraad ee xisbiga KULMIYE ee 204- 2029, kaas oo lagu qabtay Magaalada

Somaliland expels Egyptian diplomats from its country

The Building of the Egyptian Cultural Library in Hargeisa has been closed #Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)The Somaliland government has closed the doors of the Egyptian cultural library in Hargeisa, the capital of Somaliland. Diplomats in the building of the library have

We will soon hand over the keys of Paradise to the person who will lead the country, said King Osman Burmadaw

  #Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-King Osman Aw Mohamud Buurmadow, who spoke about many issues concerning Somaliland elections and the future.   He said that we will soon give him the key to Paradise, and Habar Jeclo recently gave him the key

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Shirka Gollaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Shirka gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, oo maalintii labaad galay, isla markaana lasoo gebagebeeyay, ayaa lagu meel mariyay Barnaamij Siyaasadeedka uu Xisbigu doonayo inuu dalka ku hoggaaminayo marka la gaadho doorashada Madaxtooyadda, iyadoo Ergada Golaha dhexe

The flag accused of Abdirahman Cirro is not substantiated source

  The social media is the biggest problem not only Somaliland #Araweelo_News_Network. Somaliland population is sincerely requested to avoid unnecessary sentimentality, which triggers clashes among the society. Abdirahman Mohamed Abdilahi Cirro must be condemned for confirmed sources, as lies and

Murrashaxa WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Soo Bandhigay Khudbad Hordhac U Ah Barnaamijkiisa Oo Ka Duwan Khudbadihii Looga Bartay

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Crro) oo khudbad dheer ka jeediyay Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, oo ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka siyaasadeed iyo dhaqaale

Shirka Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Lagaga Hadlay Arrimo Baddan

  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan Shirka Gollaha Dhexe #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Shirka Gollaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka furmay maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaana ka qaybagalay Guddoomiyaha Xisbiga,

US  is losing the battle of the Red Sea

    #Araweelo_News_Network.   Even by the Middle Eastern standards, the past year has been full of surprises. A bolt-from-the-blue attack by Hamas produced the deadliest day for Jews since the Holocaust. The resulting Israel-Hamas war in Gaza has now

“Meesha Wax La Kala Doortaa Ma Jiraan, Siyaasi Cabduqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Doorashada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Cabduqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay in aannay jirin wax la kala doorto oo qofku odhan karo kanaa wanaagsan iyo kanaa wanaagsan, isagoo ka hadlayay doorashooyinka Madaxtooyadda ee ay ku lamaan yihiin doorashada Ururada iyo axsaabta

Egypt not serious about Somalia

    To what extent can we say that Egypt has arrived late in Somalia? #Araweelo_News_Network Haitham El-Zobaidi That depends really on whether this arrival was a serious move and just mere posturing. There is no doubt that the Somali