Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Amniga Iyo Ilaalinta Shacabka Somaliland

#Araweelo_News_Network. Dhacdooyinka nabadgalyo darada iyo weerarka iyo dilka shacabka dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland lakiin deegaan ahaan ku nool dalka itoobiya way caadeysteen ciidamada reer ahaanta isku maamula laakiin ku magacaabad (Liyuu Police) booliska gaarka ah ee dawlad deegaamedka

Somaliland: Madaxweyna Oo Magcaabay Agaasimaha Sirdoonka Qaranka

Waa Kuma Masuulka Loo Magcaabay Hay’adda Sirdoonka Qaranka? #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa maanta magcaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland maanta oo ku

Ethiopia-Somalia discussed the Ethiopian troops in Dolow and Ankara Declaration

#Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN)-The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ali Mohamed Omar, today held bilateral discussions with his counterpart, the State Minister for Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic

Duqaymaha Yemen Oo Sababay Burburka Diyaarad Millateri Oo Maraykanku Leeyahay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa qirtay in lasoo riday Diyaarad dagaal oo ahayd nooca diyaaraddaha wax duqeeya ee loo yaqaan F/A-18 supper, taas oo ka duulaysay hawadda Markabka dagaalka ee USS Harry S Truman, oo ku sugan Badda Cas oo

Gollaha Wakiillada Somaliland Oo Ka jawaabay faragelinta Guddida Arrimaha Gudduhu Ku Dabaasheen Arrimaha Fulinta

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa waxba kama jiraan ka dhigay qoraal kasoo baxay Guddida Gollaha Wakiillada ee Arrimaha Guddaha, kuwaas oo daadafeeyay qoraal xukuumaddu ku joojisay doorashada la sheegay in ay ka dhacday Gebilay ee

Somaliland Kumanaan Cajallado Lagu Duubay Codad Taariikh Xanbaarsan Oo Soo Jiitay Warbaahinta Caalamka

“Halka hadda loo yaqaan Somaliland waxay muddo dheer ahayd xudunta fanka iyo suugaanta – fanka oo door muhiim ah, xitaa door siyaasadeed ka ciyaara geeskan Afrika.” #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN0 – Somaliland, ayaa soo bandhigtay waxyaabo cajiib ah oo taariikhi ah,

Somaliland, international recognition, U.S. foreign policy, U.K. diplomacy

Somaliland’s Recognition: Geopolitical, Strategic, and Legal Opportunities for the U.S. and U.K. with U.S. Legislative Impacts #Araweelo_News_Network. Somaliland international recognition Keywords Somaliland, international recognition, U.S. foreign policy, U.K. diplomacy, House Resolution 10402, Project 2025, state sovereignty, Horn of Africa, counterterrorism,

Somaliland Iyo Ethiopia Oo Ka Hadlay Dagaal Khasaare Dhaliyay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay daga khasaare dhaliyay oo ka dhacay deegaanka dacawalay oo ka tirsan deegaanka Soomaalida Erhiopia. Deegaanka oo ay ciidamada Liyuu Police ee deegaanka kills Shanaad ee Ethiopia ku lahaayeen dad shacab ah oo asalkiidu

Burburinta Suuriya Biriishkii Dhididka Muqaawamada Iyo Rajadii Falastiin

Bariga Dhexe:  Bashaar Al-assad Kaddib , Maxay Ku Beddesheen Iran Iyo Ruushku Bixitaanka Assad Ee Suuriya? Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Israel  ayaa sii wada duqaymaha Suuriya toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray

Duulaanka Damascus Muxuu Ka Beddelayaa Bariga Dhexe , Maxaase Ka Danbeeya Burburinta Syria

Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Xaaladda Dalka Suuriya ayaa noqotay mid aan la saadaalin karin, kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar al-Assad oo la afgambiyay Axadii lasoo dhaafay, waxaana lasoo afjaray xukunkiisii  24-kii