Somaliland Madaxweynaha Oo Digreeto Kusoo Saaray Mushahar Kordhinta Ciidamada Qaranka
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray wareegto lagu xaqiijunayo balanqaadkii mushahar Kordhinta Ciidanka Qaranka. Madaxweyne Cabdiraxmaan waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay
The International Company Dahabshiil Group was invited to the inauguration of President Donald Trump
Dahabshiil Group became the only company from the Horn of Africa invited in the inauguration of President Donald Trump #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-The CEO of Dahabshiil Group International Company, Abdirashid Duale, has become the only company from Africa, private companies, especially
Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Dib U Bilaabmay
#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Ciidanka Israa’iil ayaa billaabay duullaan ballaadhan oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan magaalada Jennin. Wararka ka imanaya daanta galbeed ee warbaahinta waxa lagu soo waramaayaa in lagu dilay
Yaa Guulaystay: Xamaas iyo Israel
15 bilood Kaddib Dagaalka Xamaas iyo Israel Oo Kaashanay Xullufadeeda Reer Galbeedka Yaa Guulaystay.? #Araweelo_News_Network. Heshiiska xabbad-joojinta ee maxaabiista laysku waydaarsanyo ee u dhexeeya Israel iyo iska caabinta ayaa muujinaya in ay la kulantay Israel 15 bilood kaddib in
Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy?
Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy Maxayse Iska Shabahaan Labada Madaxweyne? Madaxweyne Trump Soo Laabashadiisa Saxeexa Go’aamo Layaab Leh Iyo Dareenka Ku Xeeran iyo waxa Laga Filayo Ee Cabsida Leh Wuxuu Si Cad U Bilaabay balanqaadkiisa iyo
Somaliland President Visits the Headquarters of the Custodial Corps and made a promise of future plans
“We will enhance the education programs provided within prisons,” Somaliland Prisedent #Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro), conducted an official visit today to the headquarters of the Custodial Corps in
Somaliland Xukuumadda Cusub Oo Daah-furtay Qorshe Lagu Diiwaangiyo Gaadiidka Dawladda
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda cusub ayaa daah-furtay qorshe lagu diiwaangelinayo Gaadiidka dawladda, kass oo loogu samaynayo Buugga gaadiidka dawladda. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa daah-furay bilowga qorshaha Diiwaangelinta iyo samaynta Buugga gaadiidka Dawladda oo
Somaliland: Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Dedaalka Maraykanka Ee Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland
Madaxweyne Cirro Muxuu Ka Yidhi Xidhiidhka Somaliland, Ethiopia, Djibouti iyo Mawqufka Siyaasadeed Ee Xukuumaddiisa,? #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumaddiisa ee ku waajahan siyaasadda arrinaha dibadda iyo Aqoonsiga qadiyadda Sonaliland. Madaxweynaha ayaa
Sababaha Yareeyay Guurka Ee Guummeeyay Qalanjooyinka
Inanku inuu guursado muxuu u baahan yahay? #Araweelo_News_Network 1. 3,000$ oo geed fadhiisi ah, (gebaati iyo yarad) ugu yaraan. 2. 1,000$ oo uu gabadha ku mariimo, ugu yaraan 3. 1,000$ oo finjaano loogu soo sameeyo iyo gebgebtooda, ugu yaraan 4.
China’s communist regime is a threat to the Red Sea
#Araweelo_News_Network. China’s communist regime is a threat to the Red Sea and Gulf of Aden strategic marine routes. China’s opposition to Somaliland’s quest for statehood and its alleged support for militias against Somaliland can be understood within its broader