Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Donald Trump Oo Aqalka Cad ka Caydhiyay in Ka Baddan Kun Shaqaale Ah Iyo Ergaygii Iran

#Araweelo_News_Network Washington (ANN(-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu shaqada ka ceydhiyay Brian Hook,  kaas oo ahaa ergeygii gaarka ahaa ee Iran intii uu xilka hayay, isagoo u dabaaldegayay Trump kusoo laabashada Aqalka Cad Isniintii lasoo dhaafay. Sidoo kale,

Boqorkii sheekooyinka Siciid Jaamac Xuseen.

Boqorkii sheekooyinka.  Siciid Jaamac Xuseen.   “Giddigeed adduunyada wixii geesi lagu faanay, Gocasho iyo ciil baa ka hadha gobi u aydaaye!”—Cali Sugulle; IHN.   Siciid Jaamac Xuseen, loona garan ogyahay Siciid Gumucdi, waa mid ka mid ahaa haldoorka, indheer garadka,

Somaliland; Fadhiga Gollaha Wasiirrada Maxaa Lagaga Hadlay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyene Cabdirazmaan Cirro, ayaa maanta yeeshay  Fadhigii 7-aad ee Shirka Gollaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland. Fashiga xubnaha Gollaha Wasiirrada oo uu  Shir-guddoominaayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, oo uu weheliyo Madaxweyne ku

China’s communist regime is a threat to the Red Sea

#Araweelo_News_Network.   China’s communist regime is a threat to the Red Sea and Gulf of Aden strategic marine routes. China’s opposition to Somaliland’s quest for statehood and its alleged support for militias against Somaliland can be understood within its broader

Somaliland Madaxweynaha Oo Digreeto Kusoo Saaray Mushahar Kordhinta Ciidamada Qaranka 

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray wareegto lagu xaqiijunayo balanqaadkii mushahar Kordhinta Ciidanka Qaranka. Madaxweyne Cabdiraxmaan waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay

The International Company Dahabshiil Group was invited to the inauguration of President Donald Trump

Dahabshiil Group became the only company from the Horn of Africa invited in the inauguration of President Donald Trump #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-The CEO of Dahabshiil Group International Company, Abdirashid Duale, has become the only company from Africa, private companies, especially

Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Dib U Bilaabmay

#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Ciidanka Israa’iil ayaa billaabay duullaan ballaadhan oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan magaalada Jennin. Wararka ka imanaya daanta galbeed ee warbaahinta waxa lagu soo waramaayaa in lagu dilay

Yaa Guulaystay: Xamaas iyo Israel

  15 bilood Kaddib Dagaalka Xamaas iyo Israel Oo Kaashanay Xullufadeeda Reer Galbeedka Yaa Guulaystay.? #Araweelo_News_Network. Heshiiska xabbad-joojinta ee maxaabiista laysku waydaarsanyo ee u dhexeeya Israel iyo iska caabinta ayaa muujinaya in ay la kulantay Israel 15 bilood  kaddib in

 Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy?

 Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy Maxayse Iska Shabahaan Labada Madaxweyne? Madaxweyne Trump Soo Laabashadiisa Saxeexa Go’aamo Layaab Leh Iyo Dareenka Ku Xeeran iyo waxa Laga Filayo Ee Cabsida Leh Wuxuu Si Cad U Bilaabay balanqaadkiisa iyo

Somaliland President Visits the Headquarters of the Custodial Corps and made a promise of future plans

“We will enhance the education programs provided within prisons,” Somaliland Prisedent #Araweelo_News_Network.   Hargeisa (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro), conducted an official visit today to the headquarters of the Custodial Corps in