Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Somaliland: Safarka Madaxweynaha Ee UAE Iyo Wefsigiisa Oo Jihooyin Cusub Ikhtiraacay

#UPDATE: Safarka Wefdiga Madaxweyne Cirro Maxaa Kasoo Kordhay ? Abu dhabi #UAE  (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wefdigiisa ayaa la filayaa innay soo gebagebeeyaan hawlaha booqashada iyo kulamada masuuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi. Safarka

Amarka Trump Ee Falastiiniyiinta Loogu Barakicinayo Jordan Iyo Egypty Oo Dib Usoo Celisay Qorshihii Abraham

 #Araweelo_News_Network Amman Jordan (ANN)-Xukuumadda Dalka Jordan ayaa diiday in barakacayaasha Falastiin ee kasoo qaxa Qaza in loo oggolaado innay qoxooti ahaan u qabasho Jordan. Bayaanka Jordan ayaa yimid kaddib markii Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump uu soo jeediyay qoxootiga Falastiin  loo

U.S. Congress’s Move to Recognize Somaliland

A Historic Step: Welcoming U.S. Congress’s Move to Recognize Somaliland By Mustafe Jambir – Researcher, Writer, and Geopolitics Expert #Araweelo_News_Network The recent introduction of the “Republic of Somaliland Independence Act” in the United States Congress marks a groundbreaking and highly

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Ee Imaaraadka Maxaa Kasoo Kordha?y

#Abudhabi; Maxaa Kasoo Kordhay Madaxweyne Cirro iyo Wefdigiisa Dalka Imaaraadka ? #Araweelo_News_Network Abu dhabi #UAE  (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wefdigiisa ayaa gaadhay dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi. Ma jiraan warar kasoo baxay  wefdiga Madaxweynaha

Kuwait Oo Dalkeeda U Fasaxday Fiisayaasha Dalalka Aduunka Marka Laga Reebo Israel

  Waa Maxay Shuruudaha keliya ee Laga Doonayo kuwa Dalbanaya Fiisayaaha Kuwait? #Araweelo_News_Network Kuwait (ANN)-Xukuumadda Dalka Kuwit ayaa u furay fiisooyin dhammaan dhallashooyinka dal ku galka dadka doonaya innay dalkeeda yimaadaan. Kuwait waxay xaqiijisay innay Albaabka u furay booqdayaasha adduunka

Trump Oo Ethiopia Iyo Dalal Kale Ka Hakiyay Dhaqaallaha

#Araweelo-News_Network Washington (ANN)-Madaxweyne Doland Trump,oo ku jira Boqolka maalmood ee u horreeya xukunkiisa ayaa qaaday tallaabooyin walaac ka abuuray guddaha dalka Maraykanka iyo qaar ka mid ah dalalka gibolka Geeska Afrika iyo Bariga dhexe . Tallaabooyinka ayaa saamayn ku yeelanaya

Somaliland: Safarka Madaxweynaha Ee Dalka Imaaraadka Iyo Dareenka Ku Xeeran

  Xubnaha Ku Weheliya Safarka Madaxweynaha Ee Dalka Imaaraadka UAE   #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka anbabaxay dalka isagoo usii jeeda dalka Imaaraadka. Madaxweyne Cabdiraxmaan oo diyaarad khaas ah ka raacay barqadii saaka soonka

Gollaha Wakiiladda Oo Aqlabiyad Ku Meel Mariyay Miisaaniayadda 2025

  #Arawreelo_News_Network Hargeysa(ANN) Mudanayaasha Gollaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad sare ,iyadoo Madaxweynaha Somililand isla maanta kusoo saaray Digreeto lagu dhaqan gelinaya Miisaaniyadda 2925,taas oo ah miisaaniyadii xukuumaddii hore 2024. Kal-fadhiga oo ahaa kii 10aad Fadhigiisii 15aad oo uu

Somaliland: Madaxweynaha Oo Magcaabay Gudida Dib U Habaynta Ciidamadda

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Cabdiraxmaa.n Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta magcaabay Gudidda dib u habanynta Ciidanka Qaranka. Sidaana waxa lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha oo u dhignayd sidan;- 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐨 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi

The Somaliland Government the important introduction of a competitive bidding system

The introduction of a competitive bidding system #Araweelo_News_Network We strongly advise the Government of Somaliland to take the necessary steps to initiate a comprehensive and competitive examination process aimed specifically at selecting highly qualified candidates for prominent positions within the