X

Blog

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Albaabada Ka Furay Maxaabiis Ku Dhow Afar Boqol

#Araweelo_News_Network.     CAFIS-MADAXWEYNE     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024,…

admin

#MMTV Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sidii  Ciidamada Amaanku Usoo Hujuumeen Xaruntooda Iyo Weriyayaasha La Xidhay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Maamulka Te;efishanka gaarka loo leeyahay ee MMT, ayaa ka hadlay xadhig iyo hadidaad loo geystay xilli ay…

admin

#Somaliland: Guddida Qaranka Ee Xuquuqda Aadamaha Oo La Dhaariyay Iyo Dardaarankii Madaxweyne Biixi

  #Araweelo_News_Network. HargeysaANN()-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka Somaliland hortiisa ku…

admin

#Somaliland: Heshiiska Ethiopia Oo Kiciyay Dareenka Boorama Iyo Salal

#Araweelo_News_Network. Boorama(ANN)-Mudahaaradyo lagu diidanyahay heshiiska Is-afgaradka ee Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Ethiopia oo laga xusay in saldhig Millateri laga…

admin

#Somaliland: Heshiiska Badda Ee Ethiopia Oo Sababay In Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xilka Iska Casilay

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN) Wasiirkiii Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye ayaa ku dhawaaqay inuu iska celiyay xillkii uu ka hayay Xukuumadda…

admin

#Somaliland: Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Caansan Soomaalida Oo Ka Hadlay Heshiiska Ethiopia

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaalida, ayaa si cilmiyaysan uga hadlay Heshiiska dawladda…

admin

#Somaliland: Mucaaradka Oo Ku Gacan Saydhay Kulan Madaxweyne Biixi Ku Casuumay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda  tobankii urur siyaasadeed ee u soo…

admin

Maraykanka Oo Ku Celiyay Mawqifkiisa Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somaliland/Ethiopia Iyo Dhawaaqyada Ka Digaya In Xaaladdu Xumaato

Dhawaaqyada Iska Daba Imanaya Ee Dhanka Ethiopia Oo Ka Duwanaaday Wixii Bulshada Somaliland Loogu Bushaareeyay   #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Dawladda…

admin

Xuutyiinta Yemen Oo Weeraray Markab Ku Shaaximan Koonteenaro

#Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)-Xuutyiinta Yemen ayaa weerar ku qaaday Markab kuwa Koonteerada ah oo marayay Badda Cas. Arrintan ayaa lagu macneeyay…

admin

#Somaliland Ethiopia: Heshiiska Indhaha Caalamka Kusoo Jeediyay Gobolka Iyo Xasaasiyadda Ka Dhalatay

#Araweelo_News_Network. Hargyesa(ANN)-Heshiiska Xukuumadda Somaliland la gadhay dalka Ethiopia ee la xidhiidha Dekedda taariikhiga ah ee Saylac iyo Saldhiga Millateri oo…

admin