Somaliland: Shirgudoonka Gollaha Oo Maxkamadda U Gudbiyay Kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Shirgudoonka Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa qoraal dacwad ah oo la xidhiidha kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib u gudbiyay Maxkamadda Sare.…