Golden State: California Oo Dufaano Dab Kiciyay Oo Hareereeyay Sababeen In Madaxweyne Biden Xaallad Deg Deg Ah Kusoo Roggo Maraykanka
#Araweelo_News_Network Los angeles (ANN0-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee xukunka wareejinaya 20 Jan ayaa Arbacadii ansixiyay xaalad deg deg oo gebi…