Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Somaliland: Madaxweynaha Oo Magcaabay Masuuliyiin Lagu Shaaciyay Digreetooyin Xidhiidh Ah

Wareegtooyinka Madaxweynaha  Ee Masuuliyiinta Cusub #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/01/2025 uu wareegtooyin xidhiidh ah, kiwaas oo lagu magcaabay xilalka masuuliyiin cusub. Wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-030 /012025

Villa Somalia: A Persistent Challenge

Somaliland was attacked by three Wolves: China, Turkey, and Villa-Somalia. #Araweelo_News _Network The geopolitical scenario I described paints a vivid picture of the intricate challenges Somaliland faces, with Somalia, China, and Turkey playing pivotal roles in shaping the region’s dynamics.

Baasaboorka Maraykanka Oo Hoos U Dhacay

Baasaboorka Maraykanku xilligan ma aha tigidhkii Dahabiga ahaa ee uu mar ahaan jiray, waa maxay sababtu? #Araweelo_News _Network Baasaboorka Maraykanka ayaa dhaliyay su’aalo layska weydiinayo, kuwaas oo odhanaya, “Baasaboorka Maraykanku ma aha mid loo baahan yahay sidii hore, marka loo

Geopolitical Somaliland Eastern Regions and China Role dangerous

“Geopolitical Intrusion: China’s Role in Destabilizing Somaliland’s Eastern Regions” #Araweelo_News _Network China’s involvement in Somaliland’s eastern regions, as detailed, reflects a calculated and dangerous geopolitical strategy aimed at destabilizing the region. This interference appears to be directly linked to Somaliland’s

Madaxweynaha Somaliland Oo Magcaabay Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah

Wareegto Madaxweyne. #Araweelo_News _Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa magcaabay masuuliyiin cusub oo qayb ka ah xukuumaddiisa, kuwaas oo loo dheg-taagayay maalmahan. Qoraal Saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland oo ku taariikhaysan 13/01/2025, wuxuu Madaxweynu wareegto

Somalia Leaped to Digital Finance?

Somalia: over 160 million mobile payment transactions are processed in digital financial services “Our future-ready SmartVista platform ensures Somalia benefits from all the world has to offer payment innovations.” Angelo Bertini, Senior Vice President and Chief Commercial Officer at BPC

Somaliland, an unrecognized country that is nonetheless the region’s only Democracy

Chinese interference in the Horn of Africa is an even greater threat. Somaliland, an unrecognized country that is nonetheless the region’s only democracy, also possesses rare earth deposits. Almost Every President Since the End of the Cold War Had His

President Hassan’s visit could have profound implications  For Somaliland

The outcomes of President Hassan’s visit could have profound implications  For Somaliland. #Araweelo_News_Network The official visit of Mr. Hassan, the President of Villa Somalia, occurs within a context of increasing significance and strategic importance for both Somalia and Ethiopia. His

Gollaha Wakiillada Oo Daaha Ka Fayday Musuqmaasuq Hantidhawrku Deddayo

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Daaha Ka Fayday Warbixin Hantidhawrku Ku Deddayo Musuq-maasuq #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo bandhigay warbixin daaha ka fayday dayaca Hay’addaha Dawladda ee Hantidhawrka Qaranka, iyadoo warbxinta Xisaab xidhka 2022 oo la horgeeyay gollaha ay  iftiimisay

Wareegto Madaxweynaha Somaliland Ku Magcaabay Badhasaabyada Gobollada Dalka

WAREEGTO MADAXWEYNE #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 11/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-027/012025 uu ku magacaabay Badhasaabada Gobollada Dalka iyo ku-xigeenadooda. Wareegtada Madaxweynuhu waxay u dhignayd Sidan;-