Arraale Jama
Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka oo Booqasho Taariikhi ah ku Teggey Muqdisho
(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda Marayka john Kerry ayaa booqasho saacado qaadatay ku tegey magaalada dagaaladu aafaayeeen ee Muqdisho. Wefdiga John Kerry oo kalan saacado qaatay la yeeshay hoggaamiyayaasha Soomaalida, ayaa ka amba baxay Garoonka Aadan Cadde, waxayna u jiheysteen dhinaca Magaalada
Thousands of Saudi Forces Flee Bases. Refuse to Participate in Ground Assault on Yemen, Report
Aden(ANN)-Almost 4,000 Saudi forces fled their border bases in anticipation of Riyadh’s order for launching a ground assault on Yemen, European diplomatic sources said on Sunday. “The intel gathered by the western intelligence agencies showed that the Saudi military forces
Madaxweyne Siilaanyo Oo Salàad Roobdoon Ah Kala Qaybgalay Bulshadda
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo, ayàa màanta dadweynaha kala qaybgalay Salaad Roobdoon ah, taas oo Saaka Dalka oo dhan laga tukaday. Salaada Roobdoonta oo uu Madaxweynuhu hore u iclaamiyey, maantana uu la tukaday kalana qaybgalay shacbiga Tuulooyinka, Degmooyinka iyo Gobolada, gaar
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga
Roma(ANN)Kulan Muhiim ah oo Dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland iyo Wasiirka-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Taliyaaniga Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane, Maxamed Biixi Yoonis ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga Mudane, Lapo Pistelli Wasiir ku xigeenka Arrimaha
Qarax Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Muqdisho
Hargeysa(ANN)Qarax lagu hoobtay, ayaa ka dhacay good dhowayd Maqaaxi ku taal badhtamaha magaalada oo dadku aad u yimaadaan.kaddib markii halkaa Lagu qarxiyay Baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Wararka hordhaca ee ka imanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ugu yaraan
Doorashooyinka Somaliland Oo La Cayimay Sannad Kaddib Iyo Axsaabta Mucaaradka Oo Soo Dhoweeyay Dib U Dhaca
Hargeysa(ANN)Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa cadeeyay in doorashooyinka Somaliland dig ugu dhaceen 1 Jun 2016, halkii qorshuhu ahaa in ay ka qabsoomaan dalka 26 Jun 2015. Sidaana waxa maanta ka dhawaajiyay guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Cabduqaadir Iimàn oo xafiiskiisa saxaafada kula had
Maraykanka oo Markab xanbaàrsan Diyaaradaha Dagaalka U Diray Yemen Si Loo Hakiyo Kolaînyo Maraakiib Iran oo kusii Jeeda Yemen
Washington(ANN)Maraykanka, ayaa Markab Kuwait dagaalka ah too lagu magcaabo USS Theodore Roosevelt u diray dhinaca Yemen, kaas oo la donayo inuu ka hot istàago inay Biyaha Yemen u gudbaan 7 ilaa 9 Maraakiibta Iran ah oo todobaadkan u boqoolay halkaa.
Somaliland Oo Safaarad Cusub Ka Furatay Ethiopia
Addis Ababa(ANN)Dawlada S/land ayaa maanta safaarad cusub ka furay xarunta dalka Itoobiya ee Addis-ababa’ iyadoo ay munaasabada furitaanka ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda oo uu horkacayaan Gudoomiyaha golaha wakiilada Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi iyo gudoomiye ku xigeenkiisa Baashe
Ergaygii Qaramada Midoobay Ee Yemen Oo Iscasilay Maraykanka iyo Ciraaq Oo isku Maandhàafay Arrimaha Yemen
Aden(ANN)Ergaygii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa dalka Yemen Jamal Benomar ayaa iskacasilay xilka. Kadib markii dhegaha laga furaystay soo jeeedinta qaramada midoobay marar baddan ku baaqday in la joojiyo dagaalka’ isla markaana dhinacyada ku dagàalamaya wadahadal isugu yimaadaan. warar lagu baahiyay
Weeraro Iyo Qaraxyo Al-shabàab La Beegsatay Xarumaha Wasaaraddaha Tacliinta Iyo Batroolka Ee Muqdisho
Mogadishu(ANN)Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay guddaha hore ee dhismayaasha Xarumaha Wasaaraddaha Tacliinta I yo Batroolka ee Muqdisho .kaddib markii Baabuur laga soon buuxiyay waxyaabaha qarxa Lala beegsaday maanta. Warar hordhac ah ayàa sheegaya in Qaraxyada kaddib ay dhismayaasha guddaha u