Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Xuutiyiinta Oo Go,aanka Sucuudiga Kaga Jawaabay Boqolaal Gantaal Oo Lagu Ganay Dalkiisa

Sanaa(ANN)Dagaalyahanka Xuutiyiinta, ayaa Boqolaal gantaal kaga jawaabay shirka Sucuudigu kusoo gebagebeeyay dalkiisa èe lagaga hadlayay xaalada dalka Yemen, kaas oo  ay ka qaybgashay Xukuumada masàafurisa ku maqan ee Abdoraboo Man sour  oo sucuudigu tàgeero  ay ka qaybgashay. Shirkaa oo aanay

Qaramada Midoobay Oo ka Wer-wersan Inay Somali Usoo Talaabaan Jihaad-doonka Yemen

New York(ANN)Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa warbixin cusub kaga digay in dhibaatada Yemen ay dhici karto in ay furto jid ay dadka jihaad doonka ahi ka soo galaan Soomaaliya, halkaas oo ku taalla gacanka cadmeed. Ban Ki-Moon

Habro Uu Horkacayo Sarkaalka Maamulka Lacagta Ee Sirdoonka Oo xilka Ka Qaaday Maayarkii Xiis

xilka ka qaaday oo ah sarkaalka maamulka iyo lacagta ee ciidanka sirdoonka qaranka Maxamed Cali Shabeel iyo habro uu hor kacayo taasna  Waa Lama Arag. Sarkaalkan oo siduu noo sheegay ay habrowadaag dhow yihiin Madaxtooyada kamuu mid ahayn dadki u

Daawo Cartoon BBC-da Afsoomaaliga Laga Sameeyay

Qaybta Af-Somaliga ee BBC’ da  oo Eex, Xin iyo Xaasidnimo lugta u qabatay duulimaadka Diyaarad  laga leeyahay Somaliland, oo ku haadaysay duulimaad hoose.         By Mohamed Farah       Post Views: 329

Daawo Xuska 18 May

Post Views: 301

Diyaargarawga 24 Guurada Maalinta Qiimmaha Baddan Ee 18 May

Hargeysa(ANN)waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka iyo suuqyada ganacsiga Somaliland, ayàa laga dareemayaa dhamaan saxmad la xidhiidha qaban-qaabada diyaargarawga munaasibada sida weyn looga xuso Somaliland ee 18 May.       Munaasibadda xuskeeda loo diyaargaroobyo oo  ah 24 guuradii kasoo wareegtay markii

Dahabshiil maintains lower commission rates despite price changes

Hargeisa(ANN)On 15 May 2015 Dahabshiil made some slight adjustments to some of its commission fees for international money transfers, a FAQ brief published on the company’s website stated. The new pricing structure, according to the brief, makes slight adjustments to

Guurtida Oo Muddada U Kordhiyay Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda

Hargeysa(ANN)Golaha gurtida ayaa muddada u kordhiyay xukumadda iyo golaha wakiiladda, waxaana go,San any saaka soon saareen golaha guurtidu just sheegeen in muddo sannad iyo toban blood ah loo kordhiyay xiliga xukumadda Madaxweyne  Siilaanyo, iyadoo golaha wakiladana loo korfhiyay sanad I

xaalada Hargeysa ku Waaberiisatay Saaka

Hargeysa(ANN)Magaalada Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa saaka ku waaberiisatay jaw ka duwan kii xalay magaaladu ku kala hoyatay, waxa  saaka wadooyinka waawyn ee  magaalada lasoo dhobay ciidamo Boolis ah, kuwaas too gaadiidadka  iyo dadka laba lugoodka ah  u diiday I

David Cameron wins majority for Conservatives in Election 2015 victory

London(ANN)David Cameron wins majority for Conservatives in Election 2015 victory Prime Minister returns to Downing Street victorious as Ed Balls leads the list of Labour and Lib Dem losses.   There were remarkable scenes in Scotland, where Jim Murphy, Labour’s