Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Liiska Isku Aadka 16 Kooxood Ee Ciyaaraha Koobka Afrika

          Hargeysa(ANN)Liiska isu aadka Ciyaaraha Koobka Qaramada Afrika, ayaa lasoo saaray sida ay isugu beegan yihiin 16 Kooxood oo ka qaybgelaya kubadda cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika. Kooxaha ayaa loo qaybiyay 4 Group, waana sidan: Dalka

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Warbixiyay Shirka Xisbiyada Dumuqraadiga Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay

                Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Xukuumadda Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo kusoo laabtay dalka. Kadib markii uu ka qaybgalay shirka Xisbiyadda Dimuquraadiga ah ee Afrika oolagu qabtay Dalka Marooko, ayaa sharaxaad ka

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Ka Jawaabay Asbaabaha Loo Samaynayo Ciidanka Ilaalinta Shidaalka Ee Sheekadiisu Taagantahay

            Hargeysa(ANN)Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa jawaab ka bixiyay asbaabaha loo samaynayo Ciidanka Ilaalinta Shidaalka baadhista ee OPU (Oil Protection Unit). Kuwaas oo doodo ka taagan yihiin aasaaskodoa, wuxuuna sheegay in aanay

Xaaska Hoggaamiyaha Daacish Iyo Gabdh Uu Dhalay Oo Gacanta Lagu Dhigay

  Beirut(ANN)Hoggaamiyaha Daacish ee kooxda ISIS Abuubakar Al-Baqdaadi Xaaskiisa iyo Gabadh uu dhalay, ayaa lagu qabtay dalka Lubnaan. Sida ay sheegtay Xukuumadda Lubnaan, kuwaas oo todobaadkii hore ka gudbay xadka ay Lubanaan la wadaagto Suuriya. Saraakiisha amniga ee Lubnaan, ayaa

War Deg Deg Ah Weerar Afraad Ee Lagu Khaarajiyay Ku Dhowaad Afartan Qof Oo kenyaan Ah

  Mandhera(ANN)Nin hubaysan, ayaa ku khaarajiyay ugu yaraan 37 qof oo Kenyaan ah Magaalada Mandheera ee Woqooyi Bari Somalia. Kadib markii uu tacshiirad Rasaas ah ku furay. Dadka ayaa ku sugnaa tuulo yar oo Mandheera 15km u jirta, waxayna dhamaantood

Gunmen kill 36 Kenyan Christian North Kenya

          Mandera(ANN)Gunmen have killed some 36 quarry workers near the north Kenyan town of Mandera, police say. The attackers separated Muslims from non-Muslims and shot the Christians dead, residents said. Earlier, one person was killed in

Scandal at the Ethiopian Embassies

          Rome (ANN)Expert Analysis, Your Power & Regional Influence Magazine, opinion page by. Binyam Kedir Abdu, Re-Published request from readers and Public diplomacy and Regional Security and safety news. Binyam Kedir Abdu, former first secretary at

Kenya: Qaraxyo Iyo Weeraro Xidhiidh Ah Oo Khasaare Dhaliyay Iyo Sarkaal Toogasho Lagu Dilay

Gaarisa(ANN)Qaraxyo xidhiidh ah iyo weeraro khasaare dhaliayay ayaa ka dhacay Magaalada Gaarisa ee Woqooyi Bari Kanya, wuxuuna qaraxaasi sababay ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay mid ka mid ah qaraxyadaa, waxaana dhaawacyo kasoo gaadheen 12 qof. kadib markii qaraxa

Qarax Ka Dhacay Kanya Iyo Sarkaal Toogasho Lagu Dilay

        Gaarisa(ANN)Qarax khasaare dhaliayay ayaa ka dhacay Magaalada Gaarisa ee Woqooyi Bari Kanya, wuxuuna qaraxaasi sababay ugu yaraan 7qof oo dhaawacyo kasoo gaadheen iyo qof ku nafwaayay, kuwaas oo qaarkood xaaladoodu liidato. Saraakiisha Booliska ee Gaarisa, ayaa

Musuq-maasuq Hafiyay Maamulka Wasaaradda Beeraha Iyo Mashaariicda La Waayay Warbixin

            Hargaysa (ANN ) Musuq-maasuq iyo maamulxumo, ayaa hadhaysay, isla markaana ku habsatay Wasaaradda Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo saamayn ku yeelatay Malaayiin Dollar oo lacag mashaariic la doonayay in dalka lagu hormariyo, gaar ahaan