Arraale Jama
Kooxda Daamul-jadiid Ee Xasan Sheekh Oo U Awood Sheegatay Raysal Wasaare Cabdiweli Oo Baarlamaanku Daaqada Ka Saaray
Mogadishu(ANN)Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa codka kalsoonida u qaaday Xukuumadda Raysal Wasaare Cabdiweli Sheekh Xasan. Kadib markii muran iyo khilaaf muddooyinkan u dhexeeyay Madaxweynaha uu sababay in mooshin ka dhan ah loo gudbiyay Baarlamanka, kaas oo suurta geli waayay laba fadhi
Xukuumadda Somaliland Oo Ugu Baaqday Kaalmaha Shidaalka Inay Qiimaha Ka Dhimaan Dadka Kana Digay Shidaalka Xabagta Leh
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ugu baaqday Kaalmaha ka ganacsada Shidaalka inay qiimaha ka dhimaan dadka oo ay u naxariistaan. Sidaana waxa sheegay Maareeyaha Haammaha Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan oo maanta Warbaahinta
Ururka Maayarada Somaliland Oo Hambalyo U Diray Maayarka Magaalada Magaaladda Taariikhiga Ah Ee Maydh Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Siciid Maydh iyo Marwadiisa
Gudoomiyaha Ururka Maayaradda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo ah Maayar-ka caasimadda Somaliland, Gudoomiye ku xigeenka Ururka Maayaradda Somaliland Saleebaan Xasan Xaddi , Xoghayaha Ururka Maayaradda Somaliland C/qaadir jaamac Saalax. Maayarka
Suldaan Isu Bedelay Hoggaamiye Kooxeed Oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Go’ayaan Somaliland Dadka Gobolka Awadal
Boorrama(ANN)Suldaan Abuubakar Wabar oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awadal, ayaa sheegay inay ka noqdeen wixii hadda ka danbeeya ka mid ahaanshaha Somaliland, wuxuuna sheegay in ay la mid noqonayaan gobolada
Dawlada Kenya Oo Xabsiga U Taxaabtay Ku Dhowaad Boqol Qof U Dhashay Dalka China
Nairobi(ANN)Xukuumadda Dalka Kenya, ayaa xabsiga u taxaabtay ku dhowaad Boqol qof oo u dhashay Dalka China, kuwaas oo sifo sharci ah ku joogay dalkeeda. Hawlagalo Ciidamadda Dalka Kenya maalmihii u danbeeyay ka wadeen guddaha Caasimada Dalkaa ee Nairobi, ayaa lagu
Xildhibaano Lagu Khaarajiyay Muqdisho
Mogadishu(ANN)Koox dablay hubaysan, ayaa weerar ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia, kuwaas oo tacshiirado rasaas ah la beegsaday, waxaana sida ay wararka hordhaca ah sheegayan weerarkaa ku dhintay Xildhibaan Mayor Mustaf iyo Afar qof
Al-shaab Oo Sheegtay In Ay Diyaarad Kusoo Rideen Koonfurta Somalia
Kismaayo(ANN)Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegtay inay soo rideen Diyaarad Kuwa Ciidamadda Milateriga Kenya ee loo yaqaan Miigga, taas oo kusoo dhacday meel qiyaastii 30 -40Km u jirta Magaalada Kismaayo. Diyaaradda, ayaa weeraro dhinaca Cirka ah oo duqayn ah ka fulisay deegaankaa.
Cudurka Ebola Oo Soo Gaadhay Bariga Afrika kadib Daraasiin Qof Oo Ku Nafwaayay
Khartoum(ANN)Cudurka Dilaaga ah ee Ebola ayaa lagu arkay Dalka Bariga Afrika ee Koonfurta Soodaan ee Jubba, waxaana heegan la geliyay Dalka Suudaan ee ay kala go’een, iyadoo Laamaha ka shaqeeya dhinaca Caafimaadka heegan sare la geliyay. kadib markii la helay
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Maraykanka Oo Dalbay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Dilka Wiil Madaw Ah Oo Kacdoono Ka Dhasheen
Washington(ANN)Xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka Eric Holder, ayaa sheegay in baadhitaan lagu samaynayo dilka Wiil yar oo Madaw oo magaciisu ahaa Michael Brown, kaas oo loo haystay Darren Wilson oo ah Askari cadaan ah, balse
Boobka Khayraadka Dalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Heshiisyada Shidaalka. Qaybbtii 5aad
Qaybtan waxaynu kusoo qaadanaynaa nooca Afraad ee heshiisyada oo ah (Service Contract ), kaas oo dhexmara shirakad, ama shaqsiyaad iyo Xukuumadda, isla markaana mararka qaar loogu yeedho (Technical Service Agreement), heshiish addeeg iyo farsamo, wuxuuna inta badan noqdaa mid heshiis