Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Xildhibaanada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xadhiga Muqtaar Rooboow Kana Digay In Dalalka Eretrea Iyo Ethiopia Ay Farageliyaan Siyaasadooda

 Muqdisho(ANN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka digay faragelin ay sheegeen in dalalka Eretrea iyo Ethiopia ku hayaan siyaasada gudaha ee Soomaaliya, sidoo kale waxay canbaareeyeen falkii SheekhMuqtaar Rooboow Abu Mansuur lagu xidhay. Sidaana waxa lagu sheegay baaq ku waajahan Xukuumadda Madaxweyne

Muqtaar Rooboow Oo Xabsiga Loo Taxaabay, Qalalaase Ka Dhashay Xadhigiisa Iyo Xukuumadda Federaalka Oo Ka Hadashay

Baydhabo(ANN)-Xukuumadda Soomaaliya, ayaa xabsiga u taxaabtay Sheekh Muqtaar  Rooboow Abu Mansuur  oo horre uga tirsanaa Al-shabaab, balse heshiis la galay dawladda Soomaaliya, isla marakana xiligan ka mid ahaa murrashixiinta u tartamaya doorashada maamul goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya. MuqtaarRooboow, ayaa saaka

Dhinacyada Dagaalka Dagaalka Yemen Oo Gabagebo Ku Dhow Iyo Rajada Laga Muujiyay

Sweden Stockholm(ANN)-Dhinacyadadagaalka Yemen ee ku wadahadlaya dalka Sweden, ayaa la filayaa inay Khamiista maanta soo gebagebeeyaan, iyadoo laga muujiyay rajo. Sida ay sheegeen dhexdhexaadiyayaasha Qaramada Midoobay ee labada dhinac isu jiidaya, kuwaas oo sheegay inay rajeynayaan in horrumar laga sameeyo

Trump says standing by Saudi crown prince despite pleas from Senate

Washington(ANN)-US President Donald Trump said on Tuesday that he stood by Saudi Arabia’s crown prince despite a CIA assessment that he ordered the killing of journalist Jamal Khashoggi and pleas from US senators for Trump to condemn the kingdom’s de

Equatorial Guinea Primed for Huge Growth as Host of 2019 ‘Year of Energy’

PRESS RELEASE 11 new oil and gas wells to be drilled in 2019, with $2.4 billion investment MALABO, Equatorial Guinea, (ANN)– 2019 to be bumper year for Equatorial Guinea’s oil and gas sector, with Year of Energy (https://YearOfEnergy2019.com/) initiative providing

Mudaharaad Lagu Taageerayo Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya Xilka Lagaga Qaadayo Oo Ka Dhacay Baydhabo

Baydhabo(ANN)-Mudaharaad khasaare nafeed sababay, ayaa kadhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Maamul Goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya, kadib markii Boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada ay isugu soo baxeenmudaharaad ay ku taageerayaan Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed

Somalia: Mooshinka Xilka Qaadista Madaxweyne Farmaajo Oo Saamayn Ku Yeeshay Xaalada Amniga Ee Muqdisho Iyo Khilaafka Siyaasadeed Oo Sii Xooggaystay

Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaawaajahday jiha wareer siyaasad, kadib markii qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanku soo gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumaddiisa,kuwaas oo Guddoomiyaha Baarlamaanka u gudbiyay mooshin xil ka xayuubin ah. Mudanayaasha gudbiyay Mooshinka, ayaa

Booqashooyinka Hoggaamiyayaasha Dalalka Djibouti Iyo Suudaan Ee Gaadhay Ethiopia Maxay Ka Beddeli Karaan Siyaasada Mandaqa?

Booqashooyinka Hoggaamiyayaasha Dalalka Djibouti Iyo Suudaan Ee Gaadhay Ethiopia Maxay Ka Beddeli Karaan SiyaasadaMandaqa? Jimmi, Ethiopia, (ANN)-Hoggaamiyaasha Dalalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Suudaan Cumar Al-bashiir, ayaa ka degey dhabbahadiyaaradaha ee magaalada Jimmi ee dalka Ethiopia oo xarun u ah

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ugu Baaqay Ganacsatada Inay Wax Tayo Leh Dalka Soo Geliyaan

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, MudaneMuuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida loo horrumarin karo dhaqaalaha dalka,isla markaana ugu baaqay in ay wax tayo leh soo saaraan, wuxuuna Madaxweynuhu hadalkaa ka jeediyay mar uu saaka xadhiga ka jaray xadhigga ka jaray bandhiggaCarwadii

Yellow vests’ reveal Europe’s failed democracy: Erdogan

Ankara(ANN)-Turkish President Recep Tayyip Erdogan has said that the ongoing “yellow vests” protest movement reveals Europe’s failure in democracy, human rights and freedom, speaking at a rally in the Turkish city of Istanbul. “Let me say this again: we are