Arraale Jama
Prof. Gees oo soo Jeediyey in Qori-tuur Qaab Bakhtiyaa-Nasiib ah Lagu Xusho Madaxda Somaliland
Hargeysa (ANN) Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta Aqoonyahanka ah ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey doorashooyinka ku salaysan hannaanka dimoqraadiga ah iyo noocyada ay u kala baxaan, isagoo xusay in xilligan loo baahan yahay sidii dadka
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Deganaanshaha Iyo Amaanka Somaliland Dan U Yahay Mandaqada Iyo Dalalka Jaarka
Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Dalka iyo safar uu kaga soo laabtay Dalalka Jaarka ee Ethiopia iyo Djibouti, isagoo sheegay inuu kala hadlay ahmiyada deganaanshaha iyo xasiloonida Somaliland u leeyahay
Xeer Baarlamaanka Kanya Dagaal Ka Dhaliyay Oo U Quusgoynaya Xoriyadda Warbaahinta Iyo Xuquuqda Aadamaha
Nairobi(ANN)Baarlamaanka Dalka Kanya, ayaa ku kala qaybsamay Xeer dhinaca Amaanka ah oo horyaalay golaha Baarlamaanka, kaas oo mudanayaashu ku kala aragti duwanaadeen, isla markaana madasha ka abuuray buuq iyo gacan ka hadal. Kadib markii mudanayaasha sida addag uga soo horjeestay
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Hawadda U Mariyay Amiirka Dalka Qadar
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo), ayaa dhanbaal Hanbalyo ah u diray Amiirka Dalka Qadar Tamiim Bin Hamad Althani, isagoo ugu hanbalyeeyay munaasibada kasoo wareegtay maalinta Qaranimada ee Dalka Qadar. Dhanbaalka Madaxweynaha Somaliland ee hanbalyada, ayaa u qoraan sidan:- “Madaxweynaha
Kanya Oo Xayiraad Saartay In Ka Baddan Shan Boqol Oo Ururo Iyo Hay’addo Hawlo Kala Duwan Ka Waday Dalkeeda
Nairobi(ANN)Dawlada Kanya, ayaa xayiraad saartay in ka baddan shan boqol oo isugu jira Ururada loo yaqaan NGO, Ururada aan dawliga ahayn iyo Hay’addo ka hawl gelayay dalkeeda oo hawlo kala duwan oo la xidhiidha samafal ka waday halkaa. Sidaana waxa
Raysal Wasaare Cusub Oo Loo Magcaabay Somalia
Mogadishu(ANN)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah caawa Caweyskii ugu dhawaaqay raysal wasaaraha cusub ee Somalia, wuxuuna xilkaa u magcaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ah Siyaasi kasoo jeeda deegaanka Puntland, isla marakana Aabihii ahaa Madaxweynihii Somalia ee
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay 51 Doonyood Iyo Markab Sharcidaro U Guranayay Khayraadka Dalka
Berbera(ANN) Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan 51 Doonyood oo kuwa Kaluumaysiga ah iyo Markab si sharcidaro ah u guranayay khayraadka dalka. Sidaana waxa sheegay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan, wuxuuna
Madaxweyne Xasan Gur-guurte Ma Wuxuu Soohanayaa Xadhigii Uu Isku Del-deli Lahaa
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud (Xasan Gur-guurte), ayaa la filayaa inuu magcaabo Raysal wasaare cusub oo soo dhisa xukuumad kadib markii Baarlamaanka Somalia kalsoonidii kala noqday Raysal Wasaare Cabdiweli Sheekh oo ahaa Raysal Wasaarihii labaad ee kasoo jeeda deegaanka Garbahaaray
Halista Siyaasad aan Hogaan lahayn, by Axmed Nuur Guruuje
Aduunka aynu kasoo bowsanay siyaasadda , Dadkiisu wuxuu ku mashquulsanyahay , Hawl-maalmeedka , Shaqadda , Tacliinta iyo Cilmi baadhista , Inta badana ma heli karaan fursad ay kagga fikiraan Arrimaha Caamka ah iyo Siyaasadda Wadanka Haddaba si loo hello ,
Boobka Khayraadka Dalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Heshiisyada Shidaalka. Qaybtii 7aad.
Marka horeba ma jirto ilaa hada meel ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kusoo bandhigtay heshiisyada shidaalka, qaabka loo bixiyay iyo lacagta laga qaado shirkaddaha sidan oo kale ah marka qalinka lagu duugo heshiiska, taas oo aan ka muuqan miisaaniyada. Sidoo kale