Arraale Jama
Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Dalka Djibouti
Djibouti(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Djibouti ee xarunta u ah Dalkaa. Kadib markii uu safar ugu baxay maanta halkaa. Raysal Wasaaraha Dawlada Djibouti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo
Daawo Baarlamaanka Midawga Yurub Oo Dood Ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland
Bresuless(ANN)BrGolaha Baarlamaanka Midowga Yurub, dood ku qaaddaa dhigay Qaddiyada Madaxbanaanida Somaliland. Kadib fadhi ay ku yeesheen Magaalada Bresulss. Fadhigaa oo ahaa mid Midawga Yurub kaga doodeen aqoonsi uu Midowga Yurub Siiyo Dalka Falastiin, balse mawduuca Qaddiyada Somaliland, ayaa lagu soo
Kulan Taageero Balaadhan Loogu Muujiyay Go’aan Guddi Oo Lagu Kala Reebay Siyaasiyiin Ku loolamayay Murashaxnimo
Hargeysa (ANN)Aqlabiyadda salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka dadka deegaanka Woqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa si cad u muujiyay taageerada ay u hayaan go’aankii guddiga horumarinta Deegaankaa ee shirkii Hoodaale ku kala reebeen siyaasiyiinta shaaciyey inay murrashaxiin ka yihiin xisbiga KULMIYE kadib
Saynisyahanno Turjumay Luuqadda Lo’du ku Wadda Xidhiidho
Britain(ANN)Khubaro u dhalatay dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in cida lo’du samayso ay turjumeen, isla markaana ay ogaadeen luuqada ay ku wada xidhiidhaan xayawaankan. Macnaha “Moo”, ayaa khubaradu sheegeen in ay duuben, isla markaana falanqeeyeen habka lo’du isku afgartaan. Cilmi-badhayaashan u
Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Kelyaha
Xannuunada halista ah ee kelyaha ku dhaca oo ay adag tahay daawadoodu waxay dalka Maraykanka oo kaliya saameeyeen 26 milyan oo qof. Waxa halis ugu jira kelyaha in ay fadhiistaan dadka ay hayaan xannuunada macaanka, dhiig-karka. Haddaba, warka farxada leh
Dhambaal Ceeb ku ah Diblomaasiyadda Somaliland oo ka soo Baxay Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada
Hambalyo madaxweyne Siilaanyo u diray maalinta qarannimada ee dalka Qatar oo lagu khalday waddanka Imaaraadka Carabta Hargeysa (ANN)Dhambaal khaladaad fool-xun ku jiraan oo loogu tallogalay hambalyo madaxweyne Axmed Siilaanyo u diray dawladda Qatar, ayaa laga soo saaray xafiiska afhayeenka madaxtooyada
Baanka Adduunka oo Siinaya Somaliland $20 Milyan oo Mashaariic Horumarineed lagaga Fulinayo Hargeysa
Hargeysa (ANN)Dawladda Somaliland iyo Baanka Adduunka, ayaa kala saxeexday heshiis la xidhiidha mashaariic ku kacaysa lacag dhan 20 milyan oo dollar oo lagu horumarin doono bilicda iyo biyaha caasimadda Hargeysa. Lacagtan oo ah mucaawano Baanka Adduunku siinayo Somaliland, ayaa lagu
Murrashaxiinta Madaxtooyada ee UCID oo Kormeeray Suuqa Weyn ee Hargeysa
“Xukuumadda KULMIYE waxay ku faantaa miisaaniyadda ayaannu labanlaabnay, waxaynu ognahay in miisaaniyadduna ku timaad cashuurta danyarta ah la saaro” Hargeysa (ANN) Murrashaxiinta madaxtooyada ee xisbiga UCID (madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka)- Mr. Jamaal Cali Xuseen iyo Mr. Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa komrmeer
Maayirrada Hargeysa iyo Addis Ababa Kulmay Iyo Qodobo Lagaga Hadlay Kulanka Dhexmaray
Addis Ababa (ANN)Maayirrada magaalooyinka Hargeysa iyo Addis Ababa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) iyo Md. Kuma Demksa, ayaa yeeshay kulan ay qodobo kala duwan kaga wadahadleen shalay. Maayirka Addis Ababa, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maayirka Hargeysa oo safar ku jooga
Shirweynaha 4aad ee Ururka Shaybaadhka Somaliland Oo Hoggaan Cusub Lagu Doortay
Hargeysa (ANN) Shirweynaha 4aad ee Ururka ay ku midoobeen xirfadlayaasha shaybaadhka Somaliland ee SOMLA, ayaa lasoo geba-gebeeyay. Kadib markii uu shalay ka furmay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Shirweynahii 4aad ee Ururka Shay-baadhistayaasha caafimaadka Somaliland ayaa lagu qabtay Hotelka Maansoor