Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Saamaynta saddex geesoodka: Diinta, Isirka iyo Luqaddu.

Saamaynta ay isku leeyihiin saddex geesooka: Diinta, Isirka iyo Luqaddu. “Waxaanu u soo jihaadnay sannadihii badnaa ee ina dhaafay sidaanu u heli lahayn bulsho aan kala qoqobnayn, oo aan is hayb soocin, cunsuriyadna aan u dhisnayn. Laga soo bilaabo waqtigaas

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Heshiiska Somalia Daawo

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal International Airport, ka dib muddo saddex maalmood ah oo uu dalka jabuuti ku joogay martiqaad uu madaxweyne geelle

Lix Qof oo Macaluul ugu Dhintay Degaanka Buulo-burde oo Al-shabaab Saartay Cuna-qabatayn

Buula-berde(ANN)Ugu yaraan lix qof ayaa la sheegay inay gaajo iyo macaluul ugu dhinteen degaanka Buullo-burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya, kadib markii sida la tuhusan yahay dagaalyahannada Al-shabaab go’doomiyeen degaankaas oo ay gacanta ku hayaan ciidammada dawladda

Warbixin Lagu Fashiliyay Fadeexadaha Musuq-maasuq, Maalum-xumo Ee Hay’addaha Dawlada Iyo Wasaaraddaha Noqday NGO-yada Iyo Hantidhawrka Guud Oo Fashilmay

Hargeysa(ANN)Guddi-hoosaadka Ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada, ayaa soo bandhigay warbixin fashilisay maamul-xumo baahsan iyo fadhiidnimo ka muuqda qaar ka mid ah hay’adaha dawladda Somaliland. Guddida Ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka oo warbixin ka akhriyey fadhigii Golaha Wakiillada

Haweenaydii ugu Awoodda Badnayd Dumarka Qaaradda Afrika

Boqortooyada Meroitic Sudan amma Nubia waxa xukumi jiray haweenay aad u awood badan oo magaceeda la odhan jiray Kandake (Candace). Maadaama ay ahayd boqorad awood badan waxay aad u kala saari jirtay dagaalyahannadeeda iyo xirfaddeeda siyaasadeed. Haweenaydan oo sidoo kale

Wasiirka Maaliyadda Samaale Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Go’aanka Guddidu kU Sheegtay Inay Ku Kala Saareen Siyaasiyiin Sharaxnaa Iyo Dhawaaqa Suldaan Xasan

Hargeysa(ANN)Wasiirka Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa markii koowaad si adag uga hadlay go’aan lagu sheegay in beeshiisu ku kala reebeen musharixiin u tartamaya jagada madaxtinimada ee xisbiga KULMIYE, isla markaana weedho hoga-tusaalayn ah u celiyey hadal Suldaanka Guud ee

Heshiiska Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somalia Halkan Ka Daalaco

Djibouti(ANN)Laba Madaxweyne ee Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo labadii maalmood ee u danbeeyay ku sugnaa Dalka Djibouti, isla markana wadahadal uu labada dhinac ugu yeedhay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ku casuumay dalkiisa, ayaa wada jir u

Gebilay Oo Gaadhi Lagu Gubay

Gebilay(ANN) Gudoomiyii Dhalinyarada Gobolka Gabiley Cabdiqaadir Muuse Cilmi, ayaa la gubay gaadhi uu lahaa. Kadib markii shalay isaga iyo koox kale oo dhalinyaro ah ay shaaciyeen inay ku gacansaydheen go’aan la xidhiidhay siyaasiyiin u dhashay deegaanka Woqooyiga iyo Galbeedka Haregysa

Ujeedada Dhabta Ah Ee Kulanka Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somalia Ee Djibouti Halkan Ka Daawo

Djibouti(ANN)Labada Madaxweyne ee Sokaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaadhay magaalada Djibouti ee Dalka Djibouti, ayaa kulan qado ah oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele u sameeyay ka dib yeeshay kulan ay kaga wada hadlayaan

Hay’adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Maayarka Caasimadda Hargeysa U Balanqaaday Tababaro Shaqaalaha Dawladda Hoose

Addis Ababa(ANN)Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo maalmahan u dambeeyay socdaal shaqo ku jooga xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa shalay kulan dheer la qaatay Maareeyaha Guud ee hay’adda hay’adda maamusha waddooyinka Caasimadda dalka Itoobiya ee