Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

‘Suldaan Wabar iyo inta la Socotaaba waa Khaa’inul Waddan ka Baxay Wixii Ummadda Somaliland ku Heshiisay’” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland

Hargeysa (ANN)Madaxweynee ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa khaayinul waddan ku tilmaamay suldaan ka mid ah kuwa gobolka Awdal oo ku dhuumaalaysanaya Buuraha xuduudka Itoobiya, kadib markii uu dhawaan shaaciyey inuu ka goostay Somaliland. Saylici oo waraysi siiyey

Qisooyin Ku Saabsan Dad Britaish Ah Oo Qaatay Diinta Islaamka, By. Abdullaahi Bershia

Tirada dadka diinta islaamka qaatay 10 sanno ee u dambeeyey dalka Ingiriiska, ayaa aad u sii kordhaysa, waxana sida lagu sheegay baadhitaan lagu qiyaasay dadka islaamay muddooyinkii u dambeeyey oo ay diyaariyeen laba suxufi eek ala ah Jeremo Taylor iyo

Daayeer loo Daammaanad Qaaday Xuquuqo la mid ah ta Bani’aadamka

Daayeer noociisu yahay Goorrilayaal (Orangutan), ayaa maxkamad dalka Argentina ku taal u dammaanad qaadday xuquuqo la mid ah kuwa bani’aadamka. Maxkamadda Argentina, ayaa go’aamisay in daayeerad goorrila oo 29 jir ah laga sii daayo beer xayawaan oo la yidhaa Beunos

Madaxweynaha Somaliland Oo Meel Mariyay Wax Ka Bedelka Iyo Kaabista Lagu Sameeyay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa meel mariyay Wax ka bedel iyo Kaabis lagu sameeyay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr. 37/2007, kaas oo muran iyo khilaaf ka dhashay bilihii lasoo dhaafay sababay in golaha Wakiiladda lagu celiyo. Kadib markii

Al-shabaab Oo Sheegatay Inay saraakiil Kanyan Ah Ku Dileen Guddaha Dalkaa

Wajeer(ANN)Xarakadda Al-shabaab, ayaa sheegatay inay weerar ay ka fulisay Deegaanka dhinaca Soomaalida ee guddaha Dalka Kanya ku dileen Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Booliska Kanya, isla markaana weerarkaa Laba kale dhaawacyo kasoo gaadheen. Sidaana waxa shaaca ka qaaday Afhayeenka dhinaca

Booliska Caalamiga Ah Ee Aduunka Oo Xabsiga U Taxaabay Ganacsade U Dhashay Dalka Kanya

Darasalaam(ANN)Booliska Caalamiga ah ee Inter Pol, ayaa Gacanta ku dhigay Nin Ganacsade ah oo u dhashay Dalka Kanya, kaas oo ugu calaamadsanaa dadka caanka ku noqday ka Ganacsiga Foolka Maroodiga ee ganacsigiisa dunida laga mamnuucay. Ganacsadaha la xidhay, ayaa magaciisa

Kismaayo: Sarkaal Lagu Weeraray Huteelka Uu Degnaa

Kismaayo(ANN)Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Kismaayo Col. Nuur Yuusuf Gaas, ayaa lagu qaaday weerar hubaysan, isagoo ku sugnaa waqtigaa Huteelka uu deganyahay ee magaalada Kismaayo. Weerarka oo ay qaadeen dablay Hubaysan, ayaa sababay dhaawac soo gaadhay Col. Nuur Gaas oo

Maxkamad Digniino Culus u Dirtay Saraakiisha Ciidammada Dawladda Soomaaliya

Mogadishu (ANN)Maxkamadda ciidammada ee dawladda Soomaaliya, ayaa amar iyo digniin culus u dirtay saraakiisha ciidammada kala duwan ee Soomaaliya, isla markaana fartay inay wax ka qabtaan falalka xun ee askartoodu sameeyaan, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee ciidammada Soomaaliya Mr. Xasan

Dhalinyaradda Waddamada Bariga Dhexe Oo Noqday Kuwo Caaddo ka Dhigtay Isticmaalka Internet-ka

Daraasad cusub oo laga sameeyey dadka la qabatima internet-ka, ayaa lagu ogaaday in 182 milyan qof ay si xun ula qabatimeen isticmaalkiisa, isla markaana ay saacado aad u badan dul fadhiyaan kombuyuutarka si ay internetka u adeegsadaan. Cilmi-baadhistan waxa kale

Hay’adda Qarammada Midoobay U Qaabilsan Denbiyada Oo Ka Hadashay Hawlgalo Xukuumadda Somaliland Fulisay

Hargeysa (ANN) Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan Ka-hortagga Fal-dambiyeedka iyo Daroogooyinka ee UNODC (UN Office on Drugs and Crime), ayaa ka hadashay hawlgal Xukuumadda Somaliland fulisay, waxayna  ku ammaantay dawladda Somaliland sida guulaha ah ee loo ilaaliyo xeebaha Badda dalkeeda