Arraale Jama
Suxufiyiinta Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Afduub Koox Yari Ku Samaysay Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA
Hargeysa(ANN)Bahwaynta Suxufiyiinta Gobolada Bariga Iyo Galbeedka Somaliland ayaa cambaareeyay falkii fool-xumada badnaa ee lagula wareegay hogaanka ururka Suxufiyiinta ee SOLJA. Kadib markii koox yar oo ujeedo iyo danno gaar watay qaab tuugo ah u maamusheen shirweynihii Ururka, iyadoo aanay waxba
Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Temeshle Ah Ku Maray Shaaracyada Berbera
Berbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo safar aan hore loo shaacin si kedis ah ugu baxay shalay magaalada xeebta ah ee Berbera, ayaa socod temeshle ah ku maray shaaracyada wadooyinka iyo suuqa magaalada Berbera. Halkan Ka Daawo Socdaalka Madaxweyne
Aragtida Siyaasada Dalka , Xasan Suudi
Shirkii jabuuti ay somaliland iyo Somalia ay u fidisay waa guul wax ku ool ah Waxaanu si wayn u qadarinaynaa tabaabushaha shirka loo qabtay Somalia iyo Somaliland oo ay lahayd xukuumada iyo shacbiga reer jabuuti, oo uu wanaageeda leeyahay madaxweynaha
Mid Ka Mid Ah Odayaasha Deegaanka Xudun Oo Ka Digay Qaabka Xukuumadda Somaliland U Waddo Hawlaha Shidaal Baadhsita
Xuddun(ANN)Caaqil Maxamed Askar Jaamac oo ka mid ah Odayaasha Degmadda Xuddun ee Gobolka Xaysimo ee Bariga Somaliland, ayaa ka digay dhibaato ka dhalankarta qaabka loo waddo hawlaha la doonayo in shidaalka Dalka lagu soo saaro, kuwaas oo sida uu sheegay
“Madaxweynaha Ayay Ceeb Ku Tahay In Wasiiraddiisu Ku Loolamaan Dushiisa Oo Kaanbayn U Adeegsadaan Dhaqaalihii Ummada, Musuq-maasuqa Ayaan Necebahay Ma Soconayso”Boqor Buur-madaw
Dubai(ANN)Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-Madow) oo ka mid ah kuwa ugu caansan Madax-dhaqameedka Soomaalida, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Musharaxa Madaxwaynaha KULMIYE ee Mustaqbalka oo ay ku hirdamayaan siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanka Hargeysa, kuwaas oo dhowaan
Guddoomiye Kulmiye Muuse Biixi Oo Fariin U Diray Wasiiradda Maaliyadda Iyo Arrimaha Dibadda Somaliland
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ayaa ugu baaqay Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda inay aqbalaan go’aanka guddida Hoodaale ku kala reebtay murrashaxiinta madaxweyne ee KULMIYE dhexdiisa marka muddada madaxweyne Siilaanyo dhammaato. Wasiirrada Arrimaha Dibadda
Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somalia Ansixinta Baarlamaanka Kadib Maxaa Laga Filayaa
Mogadishu(ANN)Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Somalia, ayaa codka kalsoonida siiyay Raysal Wasaaraha cusub ee Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kadib markii dhowaan loo magcaabay xilkaa. Fadhiga Baarlamaanka ee maanta oo Madaxweyne Xasan Sheekh goob joog ka ahaa, waxay mudanayaashu
Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay in aanay Dawlada Turkigu Xog-ogaal u ahayn Qaddiyadda Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(ANN)Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa shaaciyey in aannu dalka Turkiga iyo dawladdiisuba xog-ogaal u ahayn qaddiyadda ka dhexaysa waddamada Somaliland iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa warbaahinta u sheegay shalay, in uu ogaaday in madaxweynaha Turkiga
Weerarro Cabsi Geliyay Magaalooyinka Faransiiska
Paris (ANN/Reuters)- Dawladda Faransiiska ee galbeedka qaaradda Yurub, ayaa cabsi xooggan ka qaadday weerarro kala duwan ka dhacay magaalooyin dalkaas ka tirsan toddobaadkan. Rag la sheegay inay ku dhawaaqayeen kelmedda Allaahu Akbar (Ilaahay ayaa weyn), ayaa dad rayid ah jiidhsiiyey
International Scramble for Somaliland Oil and Mineral Resources. By. Arta Abayn Party Two
Somaliland’s lack of shrewd and wise resource policy is breeding a scramble for concession among foreign companies who are seeking to take advantage of a novice government that feels it has a weak negotiating position. The latest concession (Block 18)