Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Bogga Baroordiiqda Iyo Tacsiyaha Marxuum Maxamed Rashiid Muxumad Faarax

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland, Ururka suxufiyiinta ee Solja iyo Wargeyskii uu ka tirsanaa ee Saxafi. Sidoo kale waxa uu tacsi taasi

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Oo Ahaa Halyay Ka Baxay Saaxafadda Somaliland

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa ka hadlay geerida naxdinta iyo murugadda baddan ee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Faarah oo ahaa Halyay door aan la ilaawi Karin kasoo qaatay xoriyadda Saxaafadda Somaliland, waqtigana ahaa Xoghayaha Ururka Saxaafadda Somaliland ee

Abwaanka Caanka Ah Ee Aadan Tarabi Oo Maanso Soo Jiidatay Rayal Caamka Bulshada Ku Suureeyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka

Hargeysa(ANN)Abwaanka weyn ee caanka ah Aadan Tarabi, ayaa daaha ka roggay Maanso suugaaneed oo uu ku suureeyay xaaladda Siyaasadeed ee Dalka. Maansadaa oo la baxday “Isku Hillan” Abwaan Tarabi oo ah Mujaahid Af iyo adibna kaga soo qaybqaatay halgankii dalka

Somaliland: An Open Letter to the President Siilaanyo Part II

Perhaps, the first Lady is the right person to remember what “Riyale Administration” has done by denying her an opportunity to become “Head of the CARE Somalia/Somaliland office in 2009. Today, it is unfortunate; you ministries are using techniques that

Iran Oo Ku Guulaysatay Diyaarad Aan Duuliye Lahayn Dhoolatus Loogu Magacdaray Muxamed Rasuulu-laahi

Tehran(ANN)Dawlada Iran, ayaa sheegtay inay ku guulaysatay tijaabadda Diyaarad aan Duuliye lahayn oo ay markii u horaysay hawada u dirto, taas oo loo adeegsanayo dhinaca Milateriga, isla markaana awood u leh inay xanbaarto Gantaalo iyo Banbooyin loo adeegsanayo duqayn iyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kusoo Laabtay Hargeysa Kadib Safar Temeshle Ah Oo Laba Maalmood Uu Berbera Ku Joogay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo labadii maalmood ee u danbeeyay ku sugnaa Magaalada xeebta ah ee Berbera, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa. Booqashada Madaxweyne Siilaanyo oo aan la ogayn ujeedadeeda, ayaa u muuqatay mid

Shirweynihii 7aad Ee Dallada SONYO Oo Buuq Iyo Qalalaase Ku Dhamaaday

Hargeysa(ANN)Shirweynihii 7aad Dallada Dhalinyaradda Somaliland ee SONYO, ayaa guuldaraystay, isla markaana ku dhamaaday natiijo la’aan. Kadib markii shirweynaha SONYO, oo maanta ka furmay Hotelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa buuq iyo sawaxan hadheeyay, isla markaana gacan ka hadal iyo Fawdo isu

Weerarkii Al-shabaab Ee Muqdisho Ma Wuxuu Galaaftay Afhayeenkii Ciidamada AMISOM Maxaase Ka Run Ah Arrimaha Is Khilaafsan, Warbixin

Mogadishu(ANN)Weerar khasaare baddan dhaliyay oo Al-shabaab ku qaaday Xerada Xalane ee u dhow Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo xarun u ah Qaramada Midoobay, Ciidamada AMISOM iyo Safaaradaha shisheeye ee ku sugan Somalia, ayaa sababay in uu xilkiisa ku waayo Afhayeenkii

An Open Letter to the President of Somaliland. By, A. Wiwa

Public diplomacy and Open Letter to President of Somaliland AHMED MOHAMED MOHAMOUD (SIILAANYO) Part I. We have been engaged and working inside Somaliland, some of us for decades, as academics, experts and members of non-governmental organizations. Today we are deeply

Oddoroska Nayruushka Sannadka Cusub Ee Miilaadiaga 2015

  Qoraa:- Dr. Maxamed Faarax Qoti (Astrologist) Eebbe ayaa iska leh xukunka kownkan, maamulkiisa iyo qadarkiisana cidina lama wadaagto, duniduna ku joogtaa amarka awooda Eebe, Rabigeen ayey u sugnaatay aqoon iyo cilmiba, waxaanu ku tilmaamay Intuu adamihiisa ku manaystay wax