Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Haween Baabuur Watay Oo Sucuudigu Horgeeyey Maxkamad Denbiyadda Argagixisada Lagu Xukumo

Riyad(ANN)Laba haween ah oo u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa la horgeeyay Maxkamad lagu qaado denbiyadda Dadka loo qabto kiisaska la xidhiidha Argagixisada, waxaana Labadaa Haweenka ah la qabtay bil ka hor iyagoo baabuur wata. Sida ay sheecisay shaacisay BBC-du khamiistii

Qisooyin ku Saabsan Dadka Ingiriis ah oo soo Islaamay iyo Sababihii soo Haddeeyey, Q/Labaad. By, Abdullaahi Beershia

Denise Horsley oo ahayd Macallimand Qoob-ka-ciyaarka ah “Waxa aan maktabada ku qaatay saacado badan, gaar ahaan maktabada masaajidka ku yaala Regent, kadib waxa nakhriyey wax kasta oo ku saabsan xuquuqda haweenka, ka hor intii aanan tukan salaadii ugu horraysay, waxaan

Shirkadda Telesom Oo Jaamacadda Hargeysa Ku Kordhisay Dhisme Baahi Weyn Loo Qabay

Hargeysa(ANN)Shirkadda Telesom oo ah Hormoodka Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Jaamacadda Hargeysa Dhisme cusub oo lagu kordhiyay, kaas oo ay shirkaddu maalgelisay. Munaasibad xadhiga lagaga jaray Dhismahaa cusub oo lagu qabtay guddaha Jaamacadda Hargeysa, waxaa

Daawo Aaska Marxuum Maxamed Rashiid Muxumad Faarax Oo Boqolaal Qof Ka Qaybgaleen

Hargeysa(ANN)Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumad Faarax oo ahaa Halyay iyo Hogaamiye gadhwadeen u ahaa Saxaafadda Somaliland, isla markaana waqtigan ahaa Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Xeedho ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa. kadib

Ciil-tire: Tix Gabaya oo Baroor-diiq ah u Geerida M.rashiid M. Faarax

Ciil-tire : Tix-gabay ah oo Barroor diiq u ah Geerida Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax.. waxaana tiriyey : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Waxaan Magaceeda u cugtay Ciil-tire, markaadse dhuuxdaan midhaha ku jira iyo hab-dhaceeda suugaaneed idinka laftiinu waad

Codad Laga Duubay Kooxdii Fulisay Weerarkii Xeradda Xallane Ee Muqdisho Oo La Baahiyay

Mogadishu(ANN)Warbixin codad ah oo laga duubay kooxdii weerarka ka fulisay Xeradda Xallane ee Magaaladda Muqdisho, ayaa lasii daayay, iyadoo codadka qaar ka mid ah raggaa waqtiga laga duubay ay ahayd xiligii ay weerarka ku guda jireen. Weerarkaa oo ahaa mid

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland. By, Mustafe Sh. Cumar

Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii 26-kii Bisha

Tusaalayaal cajiib ah oo tilmaamaya wadda noolaanshaha Bulshooyinka, By, Abdullaahi Beershia

Tusaalayaal cajiib ah oo tilmaamaya wada noolaanshaha bulshooyinka Shacabka ku dhaqan wadanka ku yaal badhtamaha qaarada Ameerika ee Guatamela waxay muddo aad u badan oo ku dhaw 500 oo sannadood la il darnaayeen gumaysi iyo adoonsi ay ku hayeen dadkii

Madaxweynaha Ruushka Oo Ku Amray Ciidankiisa Inay Hubka Nukliyeerka U Adeegsadaan Xulufadda Dalalka NATO

Moscow(ANN)Madaxweynaha dalka Ruushka Mr. Vladimir Putin, ayaa qallinka ku duugay digreeto millatari oo ciidanka waddankiisa awood u siinaysa inay hubka halista ee wax gumaada oo nukliyeerku ku jiro u adeegsadaan waddamada xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO haddii ay isku dayaan

BOQOR RAALLI AHAW! Geeraar Cusub

Geeraarkan magaciisu yahay Boqor raali ahaw waxa tiriyey aniga oo ah Axmed Ismaaciil Muuse (Axmed Khadar) markay taariikhdu ahyd 24/12/2014. Anigoo og in cannaanta iyo hanjabaadu ay yihiin laba shay oo madhalays ah, ayaan wallaalkay aan kula hadlayaa, hadalo dabacsan