Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Awaamiir Cusub Oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Soo Saartay

Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Cali Maxamed Warran-cadde, ayaa soo saaray amaro cusub oo la hirgelin doono dalka sannadka cusub, kuwaas oo ay ka mid yihiin fulinta xukunadda Dilka ah ee ku jira xabsiyad iyo arrimo kale oo la xidhiidha

“Waa Fadeexad Haddii Kal-doorashadii Timaadaba Muran ka Dhaco” Dharaaro Xusuustood. Prof. Maxamed Siciid Gees

Hargeysa(ANN)“Waar bal ila jiid waa Jabuutoo war Jamhuuriyaddaan ku darayaa” Sannadihii lixdamaadkii ayaa idaacadda Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed laga qaadi jiray heestaasi, markii Soomaali-weyn loo jibaysnaa. Dhowaan markii ergooyin ka kala socda Xukuumaddaha Soomaaliya iyo Somaliland ay ku kulmeen shir ay ku

Golaha Amaanka Oo Ku Horkufay Indhaha Rayalcaamka Dunida kadib Markii La Tabceeyay Qaraar La Doonayay In Falastiin Lagu Aqoonsado

New York (ANN)Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay, ayaa diiday qaraar Falastiiniyiintu ku doonayeen in qarannimo loogu aqoonsado, laguna doonayey in lagu soo afjaro sannadka 2017 degaamaynta Israa’iil ka wado dhulka Falastiin. Qaraarkan ayaa fashilmay, kadib markii uu heli waayey codka

Mudanayaal Wakiiladda Somaliland Ah Oo La Baafinayo

Hargeysa(ANN)Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa soo saaray Liiska Mudanayaal shaqadoodii gudan waayay oo la baafinayo. Kadib markii Fadhiyadii u danbeeyay Kooram La’aan u baaqdeen, waxaana arrintaa ka hadlay Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax, isagoo ugu baaqay mudanayaasha golihiisa inay ka soo xaadiraan

Daawo Prof. Axmed Samatar Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Somaliland

Hargeysa(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliland iyo waxa ka horeeya Ardayda iyo jiilasha kusoo jira jidka ee Somaliland. Prof. Samatar oo ah Aqoonyahan u dhashay Somaliland oo wax ka dhiga Jaamacad ku taal Dalka Maraykanka,

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Odayaasha Burco

Burco(ANN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo safar ugu maqnaa deegaamo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa magaalada Burco kulan kula yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka. Kulanka dhexmaray Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi iyo Wasiir Dawlaha Maaliyadda Somaliland oo uu weheliyo Badhasaabka Gobolka

Nin Kursi Diyaaradeed Mar Qudha Ku Kiraystay $21, 000 Doollar

Miami(ANN)Ganacsade u dhashay Dalka Maraykanka oo fadhigiisu yahay magaalada Miami ee dalka Maraykanka, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee noqda rakaabkii ku safra kursiga ugu qaalisan ee diyarad duulimaad leedahay. Sida lagu daabacay Wargeyska Daily Mail. Gino Bertuccio ayaa warbaahinta

Walaac Laga Muujiyay Qorshe Xukuumaddu Laydhka Berbera Ugu Wareejinayso Shirkad Gaar Loo Leeyahay

Berbera(ANN)Shirkadda Berbera Power Service (BPS), ayaa walaac ka muujisay qorshe xukuumadda Somaliland shirkado gaar loo leeyahay ugu wareejinayso maamulka warshadda laydhka ee magaalada. Guddoomiyaha Shirkadda BPS Mr. Cawil Nuur Cabdillaahi oo war-saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Dubai ee dalka

Geeridda Maxamed Rashiid Muxumad Faarax Waxay Saxaafadda Somaliland U Muujinaysaa Inay Aggoomowday. By, Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.

Geerida Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaadhay shil Baabuur ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera, Khamiistii 25 Dec, 2014, ayaa lagu aasay Xabaalaha xeedho ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa.

SONYO: Laba Garab Iyo Laba Guddoomiye Shirweynihii 7aad Ee Dallada Oo Kala Jabay

Hargeysa(ANN)Shirweynihii 7aad Dallada Dhalinyaradda Somaliland ee SONYO, oo maalmahan khilaaf iyo buuq hadheeyay, ayaa ku guuldaraystay inay qabtaan shirweynihii Todobaad ee Dallada SONYO, kaas oo la filayay laba maalmood ka hor 28 Dec 2014 in lagu qabto Huteelka Ambassador, balse