Arraale Jama
‘Madaxweynaha Jawaabtii la Sugayey Ficil ayey Ahayde ma Ahayn Hadal’ Xildhibaan Ayaanle
Hargeysa(ANN)Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyay qudbadii Madaxweyne Siilaanyo sanadka cusub warbaahinta u mariyay shacbiga, Balse Xildhibaanka ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyin, lagana sugayn hadal uu ka yidhaahdo
Uganda Iyo Ethiopia Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Somalia Iyo Mandaqada Booqasho Madaxweynaha Uganda Ku Tegey Addis-ababa
Addi’s-Ababa(ANN)Madaxweynaha Dalka Uganda Youweri Museveni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay weheliyaan xubno ka mid ah xukuumaddiisa iyo Haweenaydiisa Janet Kataaha Museveni oo booqasho sadex maalmood qaadatay dabayaaqadii todobaadkan ku tegey Xarunta Dalka Ethiopia ee Addis-Ababa, ayaa kulan la yeeshay
International Scramble for Somaliland Oil and Mineral Resources. By. Arta Abyan Party Three
Terms of the Concessions granted to individuals prior to abovementioned were equally as shocking. For example, a man by the name of Mohamed Yusuf (owner of a new established Company Petro Soma) obtained a concession for block 6, 7 and
Ciidanka Kenya Oo Duleedka Kismaayo Lagaga Dilay Askar
Kismaayo(ANN)Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubadda Hoose ee Kismaayo,ayaa khasaare soo gaadhay. Kadib markii Kolanyo gaadiid ah oo usii jeeday deegaanka Buulla Guduud ay jidgooyo u galeen koox ka tirsan Al-shabaab. Warar laga helay deegaankaa ayaa sheegay in ugu yaraan
Mucaaradka Dalka Kenya Oo Ku Guulaystay Dacwad Ay Ka Gudbiyeen Xeer Baarlamaanku Ansixiyay Oo Muran Ka Taagnaa
Nairobi(ANN)Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta hakisay dhaqan galka sideed qodob oo ka mid ah sharci muran weyn dhaliyay oo ka hadlayay Ammaanka, kaasoo laba toddobaad ka hor uu meel mariyay Baarlamaanka dalka Kenya,islamarkaana uu saxeexay Madaxweyne Uhuru Kenyatta,
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Loolanka Xisbiga KULMIYE, Xaalada Dalka Iyo Arrimaha Gobolka Awdal Ee Suldaan Wabar Daawo
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed eek a dhashay loolanka Musharixiinta Xisbiga Kulmiye ee dhowaan Guddida Shirkii Hoodaale kasoo saartay go’aanka, balse go,aankeedu abuuray kala qaysanaanta dadka deegaankaa. Sidoo kale wuxuu ka hadlay Xaalada Awdal iyo Suldaanka
Guddoomiyaha UCID Oo Booqasho Ku Maraya Deegaamada Bariga Iyo Arrimaha Layaabka Ku Noqday
Caynaba(ANN)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigi balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Deegaano kala duwan oo teedsan Gobolada Bariga Somaliland. Kadib markii uu booqasho kormeer ah ugu baxay deegamadaa. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng
Khilaaf Siyaasadeed Go’doomiyay Magaalada Taleex Oo Xal Loo Helay
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo ee xaruntiisu tahay Magaala Taleex Cabdirashiid Maxamed Axmed (CabdirashidXiir), ayaa rajo ka muujiyay khilaaf siyaasadeed oo muddo soo taxnaa tan sannadkii 2011, isla markaana sababay dhimasho iyo dhaawac. Guddoomiye Cabdirashiid oo dhowaan kasoo laabtay socdaal uu muddo
Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladda Oo Ugu Baaqay Xukuumadda In Xoriyadooda Loo Celiyo Xildhibaano Xabsiga Ku Jira
Hargeysa(ANN)Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, isla markaana ah ku-simaha guddoomiyaha, ayaa ka hadlay waxa sharcigu ka qabo xadhigga xildhibaan la doortay oo xasaanad leh. Guddoomiye Baashe waxa uu sheegay in aannu sharcigu ogolayn xadhigga
Baadhitaano La Xidhiidha Qaabka Loo Maamulay Sanduuqa Deeqaha Horumarinta Ee Somaliland Development Fund
Hargeisa(ANN)Baadhitaano la xidhiidha qaabka loo maamulay Saduuqa Horumarinta Deqaaha ee Somaliland Development Fund ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (SDF), oo ay hormood u yihiin Dalalka Uk iyo Denmark, ayaa lagu oggaaday inay jiraan waxyaabo baddan oo qaabka loo maamulo