Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Qarax Gil-gilay Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen

San’a(ANN)Qarax weyn ayaa gil-gilay magaalada xarunta u ah dalka Yemen ee San’a oo ah wadamada qalalaasahu hadheeyay, qaraxa oo ahaa gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, ayaa saaka waaberigii lala beegsaday xarun Kilayad u ah Booliska oo ku taal magaalada

Koox Loo Haystay Falal Argagixiso Oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga Ka Sii Deysay

Hargeysa(ANN)Koox loo haystay falal Argagixiso inay xubno iyo saraakiil sare ka yihin Ururka Al-shabaab oo ku jiray Xabsiyada Somaliland, ayaa lasii daayay Todobaadkii hore. kadib markii waddahadal si hoose ugu socday Xukuumadda iyo qaar ka mid ah Ehelada dadkaa lagu

“Somaliland Kama Maaranto Murrashax Madaxweyne oo Madaxbannaan” Axmed Aw Aadan Cabdi

Waxa aynu wada ognahay, isla markaana aan daah inaga saarnayn qaab-dhismeedka salka u ah xisbiyada badan ee ka jira dalka Somaliland, kuwaasoo aan lagu qanacsanayn barnaamijyadooda siyaasiga ah ee la xidhiidha ujeeddada dhaw iyo ta fogba, laguna halayn karin masiirka

Qormo Faa’iido Leh: Ma Jeceshahay Inaad ka Xorowdo Gumaysiga Qaad-cunista?W/Q:Rashiid Sulub Caalin

Maqaalkan oo aan qoray 10 sanno hortood, ayaa waxaan haddana dareemay inay weli taagan tahay dhibaatada isticmaalka qaadku. Sidaa awgeed ayaan doorbiday inaan mar labaad akhristayaasha uga digo dhibaatooyinka qaadka iyo sida ay iskaga joojin karaan. Isticmaalka qaadku waa dhibaato

Madaxweyne Siilaanyo Oo U Xadhka Xidhtay Safar Gobolada Bariga Somaliland Iyo Balanqaadyada Aan Waxba Ka Fulin Ee Horyaala

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa qorshaystay safar uu doonayo inuu ugu baxo gobolada bariga Somaliland, kaas oo diyaar garawgiisa laga dareemayo saacadihii u danbeeyay Madaxtooyadda Somaliland. Ma jiro war rasmi ah oo la xidhiidha safarka Madaxweynaha Somaliland ee

Daawo Warbixin La Xidhidha Wadada Ceergaabo Iyo Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyay Gudida

Hargeysa(ANN)Gudida dhismaha Wadada Ceerigaabo, ayaa lagu wareejiyay deeq lacageed oo dhinaca Dalka Maraykanka iyo Britain ay kasoo qaadhaameen Jahliyahada Somaliland ee ku dhaqan wadamadaa. Munaasibad lagaga warbixiyay halka ay maray wadada Ceeraabo oo maanta ka dhacday qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa kulan Albaabada loo xidhay oo saacado qaatay, caawa kula yeeshay qasriga Madaxtooyadda Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi. Sidaana waxa shebekadda wararka ee Araweelo News Network usoo tebiyay ila wareedyo u dhuun daloola

Qarax Lala Beegsaday Ciidamada Sida Gaarka Ah Maraykanku U Tababaray Ee Somalia

Mogadishu(ANN)Gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ayaa lala beegsaday Xerada Afasiyoone ee Magaalada Muqdisho, iyagoo usii jeeday dhinaca Xerada Xalane, balse waxa gaadiidkaa oo ahaa kolanyo ay wateen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Alpha Group oo Maraykanku tababar

Nin Ajaanib Ah Oo Cusbitaal Ku Yaal Dalka Sucuudiga Lagu Xidhay Markii Kharash Been-abuur Kumanaan Dollar Ah Lagu Dalacay

Riyadh-Saudi(ANN)Warbixin lag qoray Nin Bukaan ah oo ajenebi ku ah dalka Sucuudiga, ayaa soo jiidatay Rayal Caamka dunida. Kadib markii si ku meel gaadh ah loogu xidhay Ninkaa Ajaanibka ah cusbitaal gaar loo leeyahay, taas oo sabab looga dhigay markii

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Fariin Hanbalyo Ah U Diray Madaxweynaha Djibouti

Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hambalyeeyey Madaxweynaha Jabuuti iyo mucaaradka dalkaasi heshiis ay ka gaadheen khilaaf ka dhextaagnaa oo ka dhashay doorashadii Baarlamanka ee la qabtay bishii February ee sannadkii 2013-kii.