Arraale Jama
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, A. Beershiya Q. 2aad
Aabbihii Cilmiga Kimistariga Jabir Ibn Haiyan: Jaabir waxyaabaha ugu waaweyn ee uu cilmiga kimistariga ku soo kordhiyey waxa ka mid ahaa tijaabooyin uu ku baadhay aragtiyada Alchemy, kaasoo waqtigan ka mid ah kimistariga casriga ah ee aadka loo isticmaalo. Ninkan
Daraasad Cusub Oo Daaha Ka Feyday Kala Duwanaanshaha Dadyowga 23 Dal Oo Dunida Ah Heerkooda Nolosha Ee Cuntadda Iyo Hurdadda
Daraasad lagu sameeyay 23 dal oo aduunka ah dadka ku dhaqan, ayaa daaha ka feyday oo lagu oggaaday heerka Cuntada iyo Hurdada ee ay ku kala duwan yihiin, taas oo muujisay macluumaad la yaab leh oo laga hadlayo arrimaha caafimaadka,
Khatarta Shaqada Habeenimo Oo La Oggaaday Inay Haweebka Ku Keento Wadno-xannuunka iyo Kansarka
Haweenka inta badan habeenimada shaqeeya, ayaa la oggaaday in ay khatar badan ugu jiraan qaadista xannuunada wadno-xannuunka iyo kasarka, gaar ahaan kuwa shaqeea 9 habeennimo ilaa 5 subaxnimo sida cilmi-baadhis cusub lagu soo tebiyey. Daraasadan oo ah tii ugu ballaadhnayd
Faransiiska Oo Mar Kale Lagu Khaarajiyay Saraakiil Boolis Ah Kadib Weerarkii Wargeyska Caadaystay Aflagaadada Nebi Maxamed
Paris(ANN)Weeraro kale oo lagu khaarajiyay saraakiil Booolis ah, ayaa ka dhacay dalka Faransiiska maaalin ka dib markii Arbacadii 7 January oo shalay ahayd Koox hubaysan oo Islaamiyiin ah weerar qorshaysan ku qaadeen Xarun uu leeyahay Wargeys Todobaadle Magazine Faransiis ah
Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Somaliland Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Arrimo Kale
London(ANN)Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, haatanna Midowga Yurub iyo Afrika kala taliya hawlaha nabbadaynta iyo xal-u-raadinka khilaafyada dalalka Afrikaanka, ayaa shaaciyey inuu ku talo jiro sidii uu kursiga ugu sarreeyey ee dalka ugu
Maayarka Caasimadda Somaliland Oo Madaarka Kusoo Dhoweeyay Wefdi Ka Socda Dalka Sweden
Hargeysa(ANN)Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa kusoo dhoweeyay maanta Madaarka Caamaliga ah ee Cigaal International wefdi ka socda Dalka Swedan oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Caasimada Sweden ee Stockholm oo ay weheliyaan xubno ka socda Jaaliyadda
Culimadda Islaamka iyo Cilmiga Sayniska: W/Qoray Abdullaahi Beershiya. Qaybta 1aad
Waxaynu si taxane mawduucan ugu soo bandhigi doona culimo Muslim ah oo cilmiga aad ugu takhasustay, adduunkana wax badan ku soo kordhisay, balse taariikhdooda aaseen reer galbeedka iyo dadka aan islaamka ahayn, iyadoo aynu doonayno in aynu mawduucan uga faa’iidaysano,
Guddida Baadhista Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay Xiligii Taliskii Siyaad Bare Oo Dhalliilo u Jeediyey Wasaaradda Daakhiliga iyo Dawladaha Hoose Ee Dalka
Hargeysa(ANN)Guddida heer qaran ee baadhista xasuuqa taliskii Siyaad Barre u gaystay dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in aanay wax wada shaqayn ah ka helin Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dawladaha hoose si wax looga qabto dhibaatooyin ay xuseen in lagu hayo
Koox Hubaysan Oo Farasiiska Ka Fulisay Weerar Galaaftay Dad Baddan Oo Lagu Qaaday Wargeys Caadaystay Aflagaadada Nebi Maxamed
Paris(ANN)Koox hubaysan oo Islaamiyiin ah, ayaa weerar qorshaysan ku qaaday Xarun uu leeyahay Wargeys Todobaadle Magazine Faransiis ah oo lagu magcaabo Charlie Hebdo Charlie Hebdo (Charlie Weekly), kaas qoraaladiisa Mujtamaca Islaamka ka cadhaysiiya, isla markaana xaruntiisu tahay badhtamaha Caasimadda Farnsiiska
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii U Horeeyay Ee Ay Yeesheen Guddida Doorashooyinka Qaranka Iyo Wakiiladda Saddexda Xisbi Qaran Daawo
Hargeysa(ANN)Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ee dhowaan la yagleelay, ayaa kulankii u horeeyay la yeeshay maanta wakiilo ka socday saddexda Xisbi Qaran si looga wadahadlo arrimaha doorashooyinka iyo hawlaha khuseeya, balse kulankaa oo ahaa mid aanay warbaahintu goob joog ka ahayn,