Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

30 Yuhuud Ah Oo Qol Tallaagad Ah isku Qufulay Weerarkii Faransiiska Iyo Dhacdooyinkii Laga Ururiyay

Paris(ANN)Nin magaciisa ku sheegay Johan Dorre oo ka mid ahaa dad wax ka iibsanay dukaan weyn (Supermarket) muwaaddiniin u dhashay dalka Israa’iil leeyihiin oo ku yaal badhtahama magaalada Paris, ayaa wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa Ingiriiska u sheegay

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka Codsatay Dalka Sweden inay Baarlamaankooda Hordhigaan Qaddiyada Somaliland

Hargeysa(ANN)Xukuumadda haysa talada Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka codsatay dawladda Sweden inay Baarlamankeeda hordhigto qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland si la mid ah dalka Falastiin oo ay dhawaan aqoonsadeen. Madaxweynaha Somaliland . Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay wehelinayeen xubno

Mudane Madaxweye, Halkee Laguu soo Maraa? Maqaal furan oo ku socda Madaxwayne Siilaanyo

madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), annagoo ah dhallinyaro aqoonyahan ah oo reer Somaliland, waxa aannu ugu horayn kugu salaamaynaa salaan qaran oo qiimo leh oo ah salaanta islaamka, waxaanna aanu ku leenahay asaalama calaykum mudane madaxwayne qaran. Mudane madaxwayne, waxaan

Deegaanka CeelAfweyn Ee Gobolka Sanaag Oo Lagu Qabtay Kulamo Ilaalinta Deegaanka Ah Daawo

Ceel Afweyn(ANN)Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa lagu qabtay kulamo la doonayo in dadka deegaanka lagaga wacyi geliyo sidii ay u ilaalin lahaayeen dhibaatada deeganaka, isla markaana loola dagaalami lahaa dhibaatooyinka dhuxulaysiga ee sababay in Dhirta iyo Duur-joogtu ka

Haweenay U Dhimatay Dawo Dhacday Oo Lagu Muday Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dhibaatooyin Ka Taagan Cusbitaalkaa

Caynaba(ANN)Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Caynaba ayaa Xukumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka Ugu Baaqay inay Wax ka Qabato Dawooyin dhacay oo dad ku dhinteen kuwaasi oo yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ee

Xukuumadda Somaliland Oo Qaab Indha La’aan Ah Wershedda Laydhka Hargeysa Ugu Wareejisay Ganacsato

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa si indha-la’aan ah ugu wareejisay Wershedda Laydhka Hargeysa Shirkado ay leeyihiin Ganacsade Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) iyo Ganacsade Maxamed Aw Siciid iyo mid ka mid ah Wiilasha uu Madaxweyne ku xiggeenka Somalilad ku

Madaafiic Lagu Garaacay Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD Ee Muqdisho

Mogadishu(ANN)Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD ee ka socda Muqdisho oo maanta ka furmay Huteel u dhow xarunta Villa Somalia oo ay xalay u hoydeen Wasiira dibadeedka Urur Goboleedka Afrika, ayaa lagaga hadlay mustaqbalka Somalia marka la gaadho 2016 iyo waxyaabaha

Labada Nin Oo Khal-Khaliyay Caasimadda Faransiiska Oo Maalintii Sadexaad Hawlgal Boolisku Fuliyeen Lagu Khaarajiyay Kadib Afduubyo Iyo Weeraro Ay Ka Wadeen Paris

Paris(ANN)Booliska Magaalada Paris , ayaa xaqiijiyay inay dileen Said Kouachi, 34 jir ah iyo walaalkii Cherif oo 32 Jir ah, kuwaas oo ahaa raggii fuliyay weerarkii Arbacdii lagu khaarajiyay 12 qof ku dilay xarunta wargeyska Charlie Hebdo (Charlie Weekly). Labada

Prof. Axmed Samatar Oo Qudbad Dheer Ku Sharaxay Siyaasada Arrimaha Dibadda Iyo Arrimo kale Daawo

Berbera(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil samatar oo muddooyinkan Socdaal ku marayay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Dekedda ah ee Berbera, halkaas oo uu khudbad ku saabsan siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somaliland uga jeediyey Ardayda dhigata jaamacadda

Afduubyo Meelo Kala Duwan Oo Dad Lagu Haysto, Dhimashada Labada Qof Iyo Xaladdda Paris Oo Khal-khalsan

Paris(ANN)Booliska Magaalada Paris , ayaa sheegay in la dilay qof maanta, iyadoo laba goobood oo kala duwan lagu haysto dad la afduubay xili ay Boolisku weli raadinayaan laba Nin oo Arbacadii 12 qof ku dilay xarunta wargeyska Charlie Hebdo (Charlie