Arraale Jama
Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Somaliland Oo ka Warramay Hawlgalkii Ciidammadu ku Qabteen Todoba Bilood Kadib Oo Xabsiga Laga Soo Daayay
Hargeysa(ANN)Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Wasaaradda Daakhiliga Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor oo xabsiga Hargeysa laga sii daayey Axaddii toddobaadkan, ayaa ka warramay qaabkii uu u dhacay hawlgal ciidammada ammaanku ku qabteen, kuna weerareen gurigiisa toddoba bilood ka hor. Mr.
Dardaaranka Ninkii Afduubka ku Qabsaday Dukaanka Yuhuudda Ee Paris Oo La Shaaciyay Hadal uu ku Garnaqsaday
Paris (ANN) Mid ka mid ah saddex nin oo Muslimiin hubaysan ah oo weerraro argagixiso ay ku dhinteen ugu yaraan 17 qof ka fuliyey dalka Faransiiska toddobaadkan, ayaa la soo saaray farriin muuqaal ah oo uu iska duubay ka hor
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay inay Dalalka Ururka IGAD ku Martiqaadayso Wadahadalka U Socda Soomaaliya
Hargeysa (ANN) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay inay ururka ay ku bahoobeen dalalka bariga Afrika ee magaciisa la yidhaa IGAD ay ku martiqaadayso inay ka qaybgalaan wadahadallada u socda dawladda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay
“Xukuumaddani waa xukuumaddii ugu musuqmaasaqa badnayd ee Somaliland soo marta, Waxayna Guryo Iyo Hanti Ka Iibsadeen….” Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa (ANN)Musharraxa jagada madaxweynaha xisbiga mucaaradka ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inay xisbi ahaan ogyihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda KULMIYE oo guryo iyo hanti ka samaystay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Mr. Jamaal oo saxaafadda ugu
Telefoonnada Casriga ah iyo Cabbitaanka Kafeega Noqday Daruuriyaadka Bani’aadamka Ee Waqtigan
Xog-ururin cusub oo uu qaaday ururka Traidcraft oo arrimaha ganacsiga ka shaqeeya, ayaa daboolka ka qaadday inay aad u adag tahay waqtigan casriga ah in dadku maalin kaliya joogaan moobil la’aan iyo waliba cabbitaanka kafeega. Xogtu waxay badka soo dhigtay
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Abdullaahi Beershiya. Qaybta 4aad
Ninkii Daaha Ka qaaday ee Ogaaday Xisaabta Algebra, Mohammad Bin Musa Al Khawarizmi Abu Cabdallah Maxamed Ibn Muusa Al Khawarizmi sidoo kale waxyaabaha uu dunidan ku soo kordhiyey waxa ka mid ahaa aragtida sadaalinta meerayaasha qaar (Ptolemy’s view). Waxa kale
Madaxweyne Hal aan Tabayaa Jira? Liban Ismail Abdilahi
Sida dabiiciga ah adduunyada marka madaxweyne la dooranayo waxa ugu mihiimsan ee bud-dhig u ah in lagu xusho waxa ugu weyn waa kobcinta qalaaha, xasillinta caddaaladda, xoojinta xidhiidhada caalamka, sinnaanta caddaaladda iyo taabo-galinta himilada bulshada doortay. Sida aad akhriste la
Liiska Xukuumadda Cumar Cabdirashiid Oo Ka Kooban 60 Xubnood Oo La Shaaciyay Iyo Xildhibaano Canbaarayn Kala Hortegey
Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, ayaa shaaciyay Liiska xubnaha xukuumadiisa oo ka kooban 60 xubnood ooo isugu jira wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiir Dawlayaal, kuwaas oo ay safka hore kaga jiraan xubnaha hore u galaaftay labadii Raysal Waasare eek
“KULMIYE Wuxuu Aaminsan Yahay in la Ilaaliyo Hantida Ummadda iyo Dadka Danyarta ah”Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbal-xaafidka haya talada Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi, ayaa sheegay in siyaasadda xisbigoodu ku qotonto ilaalinta hantida ummadda iyo ta dadka danyarta ahba iyo weliba horumarinteeda. Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlayey xaflad lagaga dhawaaqay qorshe ganacsato madaxbannaan kula
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ku Mergaday Dhismaha Golihiisa wasiiradda Iyo Duruufaha Siyaasadeed Ee Ku Xeerran. Faallo By. Carraaale M. Jama
Raysal wasaaraha cusub ee Somalia Cumar Cabdirashiid oo xilkaa loo magcaabay dhamaadkii Desember 2014, ee sanadkii tegey ayaa ku guuldaraystay inuu soo dhiso xukuumaddii uu balanqaaday inuu ku dhawaaqi doono markii xilkaa loo dhaariyay muddo haatan laga joogo sadex todobaad.