Arraale Jama
Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Xildhibaano Golaha Deegaanka Boorama Oo Xidhnaa
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa cafis u fidiyay Xildhibaano golaha deegaanka Boorama oo dhowaan la xidhay, kuwaas oo lagu eedeeyay abaabulo lagu taageerayo Suldaan ka mid ah madaxdhaqameedka Awdal oo dhowaan shaaciyay inay ka laabanayaan go’aankii lagu dhisay qaranimada Somaliland
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Abdullaahi Beershiya Qaybta 5aad
Yaqub Ibni Ishaq Al-Kindi (800-873 C.E.): Abu Yuusuf Yaqub Ibn Ishaq Al Kindi waxa uu ku dhashay magaalada Kuufa ee dalka Ciraaq ku dhawaad sannadkii 800 C.E. Aabbihii wuxuu ka mid ahaa saraakiishii boqor Haroon Al Rashid. Maadaama Al Kindi
Xilka Madaxweynuhu Wuu ka Culus yahay Dhagax Meel la dhigo ama Xadhig la Jaro. By. C/raxmaan Cadami
Madaxweynayaasha Dalalka Dunidu inta badan waa mashquul, waxay ka shaqo badan yihiin dhamaan masuuliyiinta kale ee qaranka, waxa saaran laba culays oo kala daran:- Culayska saacadaha badan ee ay shaqada ku gudo jiraan iyo Culuyska xilka loo doortay oo guba
Wargeyska Dhowaan La Weearary Ee Faransiiska Oo Daabacay Sawir Uu Ku Aflagaadaynayo Nebi Maxamed NNKHA Iyo Hanjabaado Hadheeyay Paris Oo Kasoo Burqanaya Muslimiinta Aduunka
Paris(ANN) Wargeys Charlie Hebdo ee dhowaan weerarka dhirbaaxada ah la kulmay muslimiinta jihaadiyiinta ah kadib markii uu sheegay inuu daabacayo sawir gamceed (kartuun) aflagaado iyo gef ku ah Nebi Maxamed NNKHA, ayaa saaka daabacay sawir gamceedka uu hore u sheegay.
Hargeysa Oo Ku Waaberiistay Sharci Iyo Awaamiir Cusub
Hargeysa(ANN)Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa saaka ku waaberiisatay sharci iyo awaamiir cusub oo dadweynaha Magaalada ku abuuray jaah wareer. Kadib markii dadka wata Baabuurtu wadooyinka ugu muhiimsan magaalada kala kulmeen Awaamiir iyo shraci cusub oo la dhaqangelinayo. Sharciga cusub
Guurtida Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Nolosha Bulshadda Iyo Qiimaha Sixir Bararka Ah Ee Lagu Iibiyo Shidaalka
Hargeysa (ANN) Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac ka muujiyey qiimaha sare ee shidaalka lagu iibiyo suuqyada dalka, waqti si uu weyn hoos ugu dhacay guud ahaan caalamka, isla markaana maamulka Haamaha Shidaalka Berbera dhawr jeer ugu baaqeen ganacsatada shidaalka
Al-shabaab oo Sheegtay inay Ciidamada AMISOM Askar Kaga Dileen Duleedka Baraawe
Baraawe(ANN)Xarakada Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Xukuumadda Somalia iyo Ciidamada Midawga Afrika ee ku sugan Somalia, ayaa sheegtay inay weerar ku khaarajisay saraakiil ka tirsan AMISOM iyo kuwa dawlada. Sidaana waxa sheegtay Warbaahinta taageera Al-shabaab. Sida lagu faafiyay shebekaddaha taageera
Xeer Ilaliyaha Guud Oo Ka Hadlay Maxkamadda Racfaanka oo Xayiraad Cusub Saartay Wargeyska HUBAAL
Hargeysa (ANN) Xeer Ilaaliyaha Qaranka Somaliland, ayaa ku sifeeyay amarka Xayiraada Maxkamadda Gobolka Hargeysa kaga qaaday Wargeyska Hubaal maalintii doraad mid aan sharci ahayn oo qaab tuugo ah ay kusoo saartay Maxakamaddu. Maxkamadda Gobolka Hargeysa,ayaa ka qaadday xayiraad saarnayd tan
Faransiiska Oo Ciidamo Tiro Baddan Heegan Geliyey Cabsi Laga Qabo Weeraro Argagixiso Iyo Britain Oo Tababar Dheeraad Ah Siinay Hay’addaha Ammaanka
Paris(ANN)Dawladda Faransiiska, ayaa cabsi ay ka qabto weerarro kale oo qorshaysan ka dhacaan gudaha dalkooda diyaarisay 10,000 askari oo si gaar ah u tababaran, kuwaas oo loo xilsaaray inay heegan culus u galaan, isla markaana raadiyaan cid kasta oo ku
Daawo Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Waddada Dawga Cad Ee Woqooyiga Hargeysa Iyo Qudbadii Uu Ka jeediyay Furitaanka Wejigii Labaad
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta booqday Dhismaha Waddada Dawga Cad ee Woqooyiga magaalada Hargeysa oo hawsha Dhismaha Waddadaa oo lag dhigayo Laami wejigii labaad la dhamaystiray, taas oo Madaxweyne Siilaanyo xadhiga ka jaray. Dawga cad oo ah