Arraale Jama
Somaliland: Booliska Xabsiga U Taxaabay Weriye
Hargeysa(ANN)Agaasimihii Hore ee Bulsho Tv Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed oo kamida Suxufiyiinta Somaliland, ayaa goor dhawayd Ciidamada Booliska ee Madaarka Hargeysa Xabsiga U Taxaabeen iyagoo isla markaana u geystay jidh dil iyo hadidaad baahsana ugeystay . Weriyaha Xabsiga loo
Dhakhaatiir Xubnaha Kala Baxayey Qof Xaalad Adag Galay Oo Loo Malaynayay Mayd
Bremen (ANN)Dhakhaatiir loo fasaxay inay maydka ka saaraan xubno muhiim ah si loogu caawiyo dadka u baahan, ayaa intii ay ku guda jireen qalliinka qof loo maleeyey inuu dhintay ka war helay inuu nool yahay qofkaas oo aannu maskaxda mayd
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abullaahi Beershiya Q/6aad
Yaqub Ibni Ishaq Al-Kindi (800-873 C.E.) Imaamkii markaa boqortooyadii Baqdad haysatay ka talinayey waxa uu aasaasay meelo aqoonta lagu kaydiyo, gaar ahaan meel loogu yeedho ‘Guriga Xikmadda,” halkaas oo lagu ururin jiray aqoonta falasoofarradii Greek u dhashay iyo saysniyahannada caalamka
Wasiir Xagla Toosiye Oo Dhexda Ku Martay Buuhoodle, Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Iyo Siyaasiyiinta Kala Ujeedada Ah Ee Ku Sugan Halkaa Oo Joogitaankoodu Culuays Ku Abuuray Deegaanka
Buuhoodle(ANN)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Xagla Toosiye oo ku sugan Magaalada Buuhoodle, ayaa dhexda ku martay Magaalada, kadib markii uu maalintii shalay kaga qaybgalay Munaasibad lagu caleema saarayay Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ay kala qayb galeen wufuud ka timi
Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Lama Filaan Ah Uga Soo Baxay Boorama iyo Halka Uu Booqashadiisa U Jiheeyay
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Booqasho Hawleed Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Galbeedka Somaliland ayaa si lama filaan ah caawa uga soo baxay Magaalada Boorama ee xatunta gobolka Awdal oo la filayay inuu caawa u hoydo
Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Shaqaalaha Britain Ee Labour Party Oo Ishaaray In Xisbigoodu Aqoonsiga Somaliland Ka Shaqaynayo
Hargeysa (ANN) Sarkaal sare oo ka tirsan Xisbiga Labour Party ee dalka Britain, ayaa ishaaray in xisbigooda oo waqtigan ah xisbi mucaarad ah uu ka shaqayn doono qadiyada aqoonsiga Somaliland, balse wuxuu sheegay inay taasi ku xidhantahay guusha xisbigoodu ka
Daawo: Madaxweyne Siilaanyo OO Lagu Soo Dhoweeyay Deegamadda Galbeedka Hargeysa Socdaal Uu Ku Hoyday Boorama
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Booqasho Hawleed Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa Maanta si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Deegaamada Arabsiyo,Gebilay, Dila ,Boon iyo Magaalada Boorama oo uu caawa u hoyday. Daawo Soo
Prof. Samatar Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Dawlad Wanaaga Iyo Is Xukunka Bulshada
Hargeysa(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanka reer Somaliland, ayaa muxaadaro la xidhiidha maamul-wanaaga ku sharaxay qudbad uu ka jeediyey munaasibad balaadhan oo ay ka qaybgaleen Ardayda Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) ee Hargeysa. Prof. Samatar ayaa
Xidhiidhka Jacaylka Lammaanaha Iyo Kaalinta Nooca Dhiiggoodu Ku Yeesho Macaamilkooda, By. Abullaahi Beershiya
Qaarada Eeshiya inta badan waxa laga aaminsan yahay, gaar ahaan dalka Japan nooca dhiigga, iyadoo haweenka amma raggu tixgeliyaan in ay guursadaan haweenayda amma ninka ay u arkaan in dhiiggiisu yahay mid firfircoon, sababtoo ah waxay aaminsan yihiin in dhiigga
Saaxiibbadaydii Fiicnaa ee Aanu ka Wada Shaqayn Jirnay Bangiyada. W/Q: Rashiid Sulub Caalin
Waxay ahayd aakhirkii ama horraantii sannadkii 1993-kii mar uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Allaah ha u naxariistee marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal uu Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland u magacaabay Barre Cumar Askar, iyadoo wakhtigaas ka hor aannu shaqaynayn baanka dhexe.