Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Arrinta Suldaan Wabar

Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta ka Sheegay in aanay ka daba tagayn Suldaanka ka goostay Somaliland eek u dhuumalaysanaya Buuraleyda Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia ee dhinaca galbeed. Guddoomiye Saleebaan, wuxuu sheegay in Saldaan

Daawo Wararkii U Danbeeyay Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Ku Maraya Deegaanada Ku Dhereran Xadka Ay Somaliland La Wadaagto Ethiopia

Xaaji-Saalax(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal ku marayay maalmihii u danbeeyay deegaanada Somaliland eek u dhereran xadka ay Somaliland la wadaagto Ethiopia. Wararkuu u danbeeyay ee Madaxweynaha JSL iyo weftigii uu hogaaminayey ee socdaalka shaqo ku marayey Gobolada

Toos Uga Daawo Halkan Ciyaaraha Koobka Afrika Riix Ka Dibna Daawo Live

Equitorial Guinea(ANN)Toos uga Daawo Ciyaaraha Koobka Afrika mudada ay socdaan waxaad Toos uga helaysaa Shebekadda Araweelo News Network inay sidii aad hore uga barateen Live idiinku xidho Garoomadda Kubadda sida Koobkii Aduunka. sidaa awgeed halkan ka Daawo si toos ah

Daraasiin Caruur Ah Oo Cudurka Jadeecadda Ugu Dhintay Gobolka Sanaag, Boqolaal Qof Oo Uu Haleelay Cudurku Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Dhegaha Ka Furuysatay

Ceergaabo(ANN)Daraasiin Caruur ah, ayaa u dhintay Cudurka Jadeecadda dhawrkii maalmood ee u danbeeyay Deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag oo cudurkaasi ka dilaacay, kuwaas oo qaarkood aan wax war ah laga hayn sababo dhinaca Isgaadhsiinta ah awgood. Wararka qaar ayaa sheegaya

Lammaanaha Jacaylka Iyo Kaalinta Nooca Dhiiggoodu Ku Yeesho Xidhiidhkooda, By. Abullaahi Beershiya. Q. 2aad

Qaaradda Eeshiya inta badan waxa laga aaminsan yahay, gaar ahaan dalka Japan nooca dhiigga, iyagoo haweenka iyo ragguba tixgeliya in ay guursadaan lammaane ay u arkaan in dhiiggiisu yahay mid firfircoon, waayo waxay rumaysan yihiin in dhiigga qofku ka qaybqaato

Qareenka HUBAAL oo ka Hadlay Go’aankii Dib Loogu Xayiray Wargeyska

Hargeysa(ANN)Qareenka wargeyska xidhan ee HUBAAL garyaqaan Sacad Maxamed, ayaa meesha ka saaray eedaymo uu u soo jeediyey Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranku Xasan Axmed Aadan u jeediyey sifihii lagu fasaxay wargeyska toddobaadkii hore, kadib markii Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ka soo saartay

Murrashaxa UCID Jamaal Cali Xuseen Oo ku Eedeeyey Xukuumadda KULMIYE Mid Kalsooni-darro Hayso

Hargeysa(ANN)Murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku eedeeyey xukuumadda madaxweyne Siilaanyo inay kalsooni-darro darteed xisbiyada mucaaridka ah uga horjoogsato in lagu martiqaado xafladaha madaxweynuhu ka qaybgalo. Qoraal uu soo saaray shalay waxa uu ku sheegay

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abullaahi Beershiya Q/ 7aad

Waxyaabaha uu cilmiga sayniska ku soo kordhiyey Al Kindi Khabiirkan Al Kindi waxa uu ahaa nin dhigista aqoonta iyo cilmi-baadhisaha ku caan ah, sidaa awgeed waxa uu cilmiga xisaabta ku soo kordhiyey habka loo cabiro amma qaacidada lagu cabbiro waxyaabaha

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Dib Ula Noqday Golihiisa Wasiiradda kadib Diidmada Baarlamaanka

Mogadishu(ANN)Raysal wasaaraha Somalia Cabdirashiid Cumar, ayaa aqblay soo jeedinta Baarlamaanka ee ahayd inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo aan si gaar ah ugu xidhnayn koox, wuuxuna qoraal si cad ugu muujiyay inuu toxgeliyay soo jeedinta talooyinka Baarlamaanka ee Golihii

Abwaan Geyiga Soomaalida Caan Ka Ahaa Oo Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsiyeey

Hargeysa(ANN) Alle ha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc oo ka mid ahaa Abwaanada geyiga Soomaalida ugu caansan, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo safar ku maraya deegaamada Somaliland ee ku teedsan xadka ay Somaliland la