Arraale Jama
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By, By. Abullaahi Beershiya Qaybtii 9aad
Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit Ibn Qurra Ibn Murwan Al Sabi Al Harrani waxa uu dhashay sannadkii 836kii, waxaannu ku dhashay degaanka Harran ee dalka Turkiga. Sida magaciisu tilmaamaayana waxa uu ka mid ahaan xubnihii amma kooxdii Sabian la
Ciddina Ma Jecla Tacabkeedu in uu Ba’o.By.Axmed Xasan Xaashi (Axmed Tigniko)
Sida aynu wada ogsoonahay Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhowaan socdaal dheer ku gaallaa bixiyey bari iyo galbeedka Somaliland, kaas oo uu ugu kuur-galayay xaalada dhaqan dhaqaale ee uu dalku marayo. Socdaalkan oo run ahaantii
Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Ee Ku Sugan Xadka Ee Kulaalaya Garoowe U Jeediyay Qudbad
Ganbadha(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta booqday Fadhiisinka hore, ama Aaga Ciidamada Qaranka ee Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool oo ku taal xadka ay Somaliland dhinaca Koonfureed kala wadaagto Somalia, isla markaana ah duleedka Garoowe oo
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Waaberiistay Magaalada Laascaanood Kadibna Booqday Fadhiisinka Ciidanka Qaranka Ee Kulaalaya Garoowe
Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo wefdi uu hogaaminayo muddo todobaad ah socdaalo ku marayay deegaamo kala duwan oo Somaliland ah, isla marakaana isaga talaabay galbeedka iyo bariga Somaliland safar dheer, ayaa saaka ku waaberiistay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka
Shiicadda Xuutiyiinta Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Qasriga Madaxtooyada Yemen Iyo Xaalada Oo Faraha Ka Baxday
Sanaa(ANN)Malayshiyada Shiicada ah ee Xuutiyiinta dagaalka kula jira xukuumadda Dalka Yemen, ayaa sheegtay inay qabsadeen qasriga Madaxtooyadda ee dalkaa oo ku taal magaalada caasimada ah ee Sanca, kadib weerar ay mar kale maanta ku qaadeen. Xaaladda Caasimadda Dalka Yemen ee
Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka jaray Qaybtii U Horaysay Ee Wadada Ceergaabo Oo Laami Ah
Burco(ANN)Madaxweynaha Somalilad Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo muddo todobaad ku dhow socod kumaraya gobolada galbeedka iyo Bariga Somaliland, ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybtii u horaysay ee dhismaha wadada Ceergaabo iyo Burco oo laga dhigay Laami. Madaxweyne
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Abullaahi Beershiya Q.8aad
Abu Hanifa al-Dinawari Abu Hanifa Al Dinawari oo aan la aqoon waqtiga rasmiga ah ee uu dhashay, balse geeriyooday sannadkii 895kii, waxa uu ku noola dhulka la odhan jiray Andalusia, halka iminka la yidhaa Spain oo waqtigaas islaamku ka talin
Xaaladda Caasimadda Yaman Oo Faraha Ka Baxday Iyo Madaxweynihii Oo Lawaayay Meel Uu Maray
Sanaa(ANN)Xaaladda Caasimadda Dalka Yaman ee Sancaa, ayaa faraha ka baxday . kadib markii saaka waarberigii kooxda malayshiyadaXuutiyiintu maadaafiic ku garaaceen Qasriga Madaxtooyadda oo ay xiligaa kulan ku lahaayeen Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha, iyagoo markaa kadibna qabsaday Telefishnka Qaranka iyo goobaha
Koox Looga Shakiyay Al-shabaab Firxad Ah Oo Lagu Qabtay Xeebaha Sanaag
Sanaag(ANN)Koox looga shakiyay inay kasoo firxadeen Al-Qidada Buuralayda Golis ee Bariga Gobolaka Sanaag oo maalmihii u danbeeyay dagaal kula jiray Ciidamada Maamul goboleedka Somalia ee xaruntiisu tahay Garoowe, isla markaana weeraro ku qaaday Magaalada Dekedda ah ee Boosaaso, ayaa lagu
Somaliland: Fringe ‘Media’ Defends Tribal and Personal Interests
If the percentage of fringe, militant media practitioners was small, it would have been negligible, insignificant and not noteworthy at all. It is not – on academic calculations – less than 80% of the total line up. These radical elements